Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Musharrixii 3-aad ee UCID ugu tartamaya golaha deegaanka Hargeysa oo noqday Cabdicasiis Caga-weyne

Hargeysa (SLpost)- Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Cagaweyne) oo ka mid dhalinyarada reer Hargeysa, ayaa shaaciyey inuu u sharraxan yahay Xildhibaannada golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa, isaga...

Qoys Wada Naafoobay Oo Caawimo Kaaga Baahan

If-ka inta la nool-yahay  ayaa wax la is-taraa, Aabo Yuusuf Jamaac Cismaan waa Aabo da’a ah oo cuur-yaana oo fara madhan, oo aan shaqeysan...

Wasaaradda Diinta/Aw-qaafka iyo Guddiga Wanaag-farista oo isla Qaatay Qodobbo khuseeya Hawlaha ay iska kaashadaan

Hargeysa (SLpost)- Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland iyo Gudida Wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa maanta wada gaadhay heshiis todoba qodob ka kooban...

Hoggaanka Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE oo ka Warramay Muhiimadda Xuska maalinta 27 May

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta ka warbixiyay afar iyo labaatan guurada ka soo...

Somaliland Foreign Minister Talks about Somaliland’s Foreign Policy in the Houses of Parliament in London

The Foreign Minister, Dr Mohamed A. Omar, attended a briefing at the Houses of Parliament in London on 23 May in which he talked...

Saddexdii Dhacdo ee Berbera & Saddexdii Madaxweyne – W/Q: Sidiiq Faarax Jaamac

1. Madaxweyne Cigaal iyo dhacdadii ugu horeysay ee Berbera. Heshiiskii uu marxuum Cigaal Kontonka sano kula galay shirkadda Total inay Maamulaan oo ay Dayactiraan Haamaha shidaalka...

Nuxurka Qudbado laga jeediyey shir lagaga hadlayo Qaddiyadda Somaliland oo ku qabsoomay Xarunta Midowaga Yurub

Brussels (SLpost)- Shir Caalamiya oo laga hadlaayo arrimaha Somaliland isla markaana ay khudbado ka jeedinayaan Madax ka socota Somaliland, Saraakiil ka mid ah baarlamaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img