HomeHal-doorka Beelweynta Dhulbahante oo Go’aan ka soo saaray Qurbe-joogga Colaadda ka hurinaya...

Hal-doorka Beelweynta Dhulbahante oo Go’aan ka soo saaray Qurbe-joogga Colaadda ka hurinaya Deegaamadooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Laascanood (SLpost)- Qaar ka mida beelaha Dhulbahante ayaa Wadatashiyo gooni-gooni ah oo ay ku yeesheen ku gaadhey inay iska fogeeyaan shakhsiyaadka dalka debeddiisa ka soo hurinaya Colaad Deegaankooda Saamaysa isla markaana iskaga bixi doonaan, kalsoonidana kala noqon doonaan maamul-ku-sheegga Khaatumo.

blankBeelahan oo u badan mudanta iyo labeenta Beelweynta Dhulbahante isla markaana wax-garadkoodu kulamada kala duwan ku qabsaday magaalooyinka Laascaanood iyo Taleex, ayaa ku doodaya inay muuqato is-haysasho u dhexaysa Beesha Dhulbahante, taas awgeedna aanay taageri karin barnaamij aan maangal ahayn oo xamaasadaysan iyadoo layska indha tirayo waaqiciga jira.

Xogo ka ag-dhow shiraraka gooni-goonida ah ee ay Beeluhu yeesheen ayaa sheegaya in qaarkood ku dooday in haddii ay sii taageeraan kala qaybsanaan Dhulbahante ay qayb ka noqonayaan xoojinta iyo ballaadhinta kala fogeynta.

Mid ka mida waxagaradka Beelaha shiray oo ka hadlay goobta lagu tashaday ayaa tolkii u sheegay: “toloow anigu ma doonayo arrintii ahayd meeshaad nin ka qaadato ninbaad kaga tagtaa, waxa keliya oo ii cuntamayaa waa wax loo dhanyahay, dhaqaale badan baa iga baxay, hadii aan wax loo dhan yahay lanayn aan sugno oo aan raadino sidii loo heli lahaa”.

Maamulka Khaatumo oo ay samayntiisa soo abaabuleen shakhsiyaad qurbe-joog ah isla markaana danaynaya inay colaad ka sii huriyaan gudaha Somaliland, ayaa lagu dhawaaqay afar bilood ka hor, waxaana arrintan si weyn uga qayblisay Somaliland oo dhulka Maamulka lagaga dhawaaqay dalkeeda yahay.

SLpost News/Desk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories