HomeHoggaanka Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE oo ka Warramay Muhiimadda Xuska maalinta...

Hoggaanka Xisbiga Talada Haya ee KULMIYE oo ka Warramay Muhiimadda Xuska maalinta 27 May

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta ka warbixiyay afar iyo labaatan guurada ka soo wareegtay hawl-galkii gudo galka xoogaggii SNM ay ku sameeyeen Magaalada Burco 27kii bishii May 1988-kii oo ku beegan maalinta Berri.

blankMaxamed Kaahin waxa uu dheeraaday sababihii gun dhiga u ahaa inay si miidaamo ah ku soo galaan Magaalada Burco,waxaanu xusay in arinta ugu weyn ee keentay dagaalkaas guda galku uu la xidhiidhay kadib markii ay heshiis wada gaadheen Talisyadii Mingiste Xayle Miriam ee itoobiya iyo Siyaad Bare kaas oo nuxurkiisu ahaa sida uu tilmaamay in labada dawladood kala joojiyaan jabhadaha ay isku soo hubaynayaan iyo in qoloba dhinaceeda xadka ka durugto masaafo 10km ah.

Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ahaa Saraakiishii hogaaminayay Xoogagii Xaq u dirirka SNM ee Gudaha u galay Magaalada Burco waxa uu sharaxay in dagaalkaasi uu fure u ahaa guushii halgankaas oo sababtay in xoriyada aynu maanta ku naaloonayno ay dhalato,Waxa uu Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye sheegay in taariikhda Somaliland ay baal dahab ah kaga jiraan Maalmihii Guda galka Magaalooyinka iyadoo magaalada Hargaysana ay ururkii SNM Soo galeen 31kii isla bisha May 1988-kii .

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye waxa uu shacbiga Somaliland ku baraarujiyay sidii loo adkayn lahaa Qaranimada iyo Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland oo ku timid inay u geeriyoodaan nafo badan oo qiimo ku lahaa bulshadeena isla markaana aynu ku weynay hanti aan Qiyaas lahayn.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories