Wasiirka Ciyaaraha oo Garoonka Kubadda ee Hargeysa ka furay Tartan kooxaha Heerka Saddexaad ku loolamayaan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradaha Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa galabta ka furay garoonka Hargaysa Stadium tartan kubadda cagta ah. Tartankan oo...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Dhambaallo Hambalyo ah u kala diray Shucuubta iyo Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa laba qoraal oo uu maanta soo saaray waxa uu hambalyo ugu kala diray Guud...
Shir-guddoonka Wakiillada iyo Wasiirka Qorsheynta oo ka qayb-galay Kulan lagu falan-qeynayo Xeerka Xog-ururinta Baahiyaha Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada Somaliland ahna ku simaha gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed oo uu weheliyo Wasiirka...
Magacyada dad ku dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Degmada Lughaya
ughaya (SLpost)- Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaanka Labo-dheged-ka oo ka tirsan degmada Lughaya ee Gobolka Awdal. Dadka dhaawaca...
Xusuustii May 1988 SNM Burco & Hargeysa (Sawiro Xusuus Leh)
Waxaan marka hore u Ducaynaynaa Dhamaan Mujaahidiintii ku shahiiday halgankii qiimaha lahaa ee dalkan lagu xoreyeey,Waxaa ay maanta ahayd 27May maalintii Xoogagii SNM ee mujaahidiinta ahaa si...
Wax ka baro Taariikhda soo jireenka ee Tartanka Koobka Qaramada Yurub
SLpost Sports - Tartanka Yurub ee sannadkan oo bisha June 8-deeda ka bilaabmaya magaalada Warsaw, waxa kulanka ugu horreeya lagu furayaa xulka martida loo...
DARYEELE IYO DHIBQALOOC – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin
Nin socdaal ah ayaa waxa uu ku soo baxay nin ku foorara il biyo ah. Ninkii isha biyaha ku foororay, oo la yidhaa Daryeele,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

