HomeDARYEELE IYO DHIBQALOOC – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

DARYEELE IYO DHIBQALOOC – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankNin socdaal ah ayaa waxa uu ku soo baxay nin ku foorara il biyo ah. Ninkii isha biyaha ku foororay, oo la yidhaa Daryeele, ayuu ku soo dhowaad. Wuxu arkay in uu Daryeele eegayo dipqalooc. Dibqaloocii ayaa xagii isha biyaha u dhaqaaqay oo damacay in uu dhinaca kale biyaha ugua talaabo. Markuu biyihii dhexgalay ayuu haftay oo ku dhowaaday in uu dhinto.

Intii aanu dhiman, ayaa Daryeele biyihii gacanta geliyay oo ka soosaary dibqaloocii.  Isaga oo si naxariis leh u hayo  oo aayar dhulka dhigaya, ayaa dibqalooci qaniinay Daryeele. Inta uu qaniinaydii u adkaystay ayuu dibqaloocii ayaar dhulka dhigay.

Dibqaloocii hadana mar kale ayuu biyihii daf yidhi. Daryeelena intaanu hafan ayuu ka soo saaray biyihii. Hadana isaga oo si naxariis leh dhulka u dhigaya ayuu qaniinay. Daryeele hadana qaniinyadii waa adkaystay. Dibqalooci hadan biyihii ayuu galay. Daryeelena waa ka soosaary;  dibqalooci hadana waa qaniinay.

Markii dhowr jeer sidaasi dhacday, ninkii socotada ahaan daawanayo arrintin la yaabka leh ee uu la kulmay, ayuu ku yidhi Daryeele, “Waar maxaad dibqalooca qaniinyadiisa ugu adkaysanaysaa, maad iska sii daysid ha ku hafto biyaha eh?”

Wuxu Daryeele ugu jawaabay, “Sidaa aad aragto si aan ahayn ma yeeli karayo.”

“Waayo?” Ayuu ku celiyay ninkii socotada ahaa, “Maxaa kugu raray bahalkan markaad badbaadisoba ku qaniinaya?”

“Danta ayaa sidaa ku jirta.” Ayuu yidhi Daryeele.

“Oo waa maxay dantaasi?” Ayuu u celiyay ninkii socotada ahaa.

“Dantaasi waxa weeye, anigu haddii aan Daryeele ahay, dabeecadayda iyo doorkaygu waa in aan wax badbaadiyo. Dibqaloocana dabacadiisa iyo doorkiisu waa in uu waxa qaniin.” Ayuu ku jawaabay Daryeele.

Prof. Cabdisalaam Yaasiin

prof.abdisalaam@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories