Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

BOQORKII BULOODAY – W/Q: Prof. Cabdisalaam yaasiin

Sida sheekooyinkeena dhaqanku tilmaamaan, habardugaagag boqorkooda waa libaaxa. Libaaxa waxa loo boqray wuxu leeyahay tilmaamu u gaar ah oo uu kaga mudnaaday habar dugaaga...

Maxaad ku lllowday Aakhiro?! – W/Q: Mukhtaar Bulshaawi

Waxa Mahad Leh Allaha wayn ee Waaxid ka ah i waafajiyay Mawduucan Muhiimka u ah qof wal oo Muslim ah, Walaal waxa aan Naftayda...

Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen oo Bogaadiyay Ugaaska Cusub ee Beesha Cabdalle Sacad

Hargeysa (SLpost)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa boggaadiyay Ugaas Cusub ee Beesha Cabdale Sacad Ugaas Cabdilaahi Cabdi Xassan (Xawaareeye) oo

Chelsea oo mataanaha Manchester kaga guulaysatay heshiiska Eden Hazard

Kooxda horyaalka Yurub Haysata ee Chelsea ayaa kooxaha Manchester United iyo Manchester City kaga guulaysatay inay gacanta ku dhigto xiddigga kooxda

Wax ka baro Taariikhda soo jireenka ee Tartanka Koobka Qaramada Yurub – Qormada 2AAD

Qormadii hore waxa aynu ku soo qaadanay qayb ka mid ah taariikhda koobka qaramada Yurub oo soo bilaabmay sannadkii 1960-kii, dalalkii marti-geliyey iyo ciddii...

GORFEYN: Xuska Maalinta Xorriyadda – W/Q: Maxamed Saleebaan Cumar

Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay inay ka qayb-galayaan Shirka Dalka Turkiga loogu qabanayo Soomaalida

argeysa (SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka qeyb galayso shirka Turkigu u qabanayo Soomaalida bilowga bisha June, ka dib markii la sheegay in Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img