HomeGuddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Dhambaallo Hambalyo ah u kala diray Shucuubta iyo...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Dhambaallo Hambalyo ah u kala diray Shucuubta iyo Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa laba qoraal oo uu maanta soo saaray waxa uu hambalyo ugu kala diray Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Dawlada iyo Mujaahidiintii Ururkii SNM, gaar ahaan Xuska sannad guurada 24aad ee ka soo wareegtay dagaaladii gudo galka Magaalooyinka oo ku kala astaysnaa 27 bishii may 1988-kii oo ay Burco galeen,29kii isla bishaa oo ay Cadaadlay galeen iyo 31 bishii May 1988 oo ay Hargaysa isku soo shubeen xoogagii xaq u dirirka SNM.

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu u rajeeyay Shacbiga Somaliland, Dawlada iyo Ciidamada difaaca dalkooda u taagan inaynu guul iyo barwaaqo ku gaadhno himilada aynu higsanayno.

Geesta kale waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse  Biixi Cabdi uu dhanbaal hambalyo ah u diray Xisbiga Xukuma dalka aynu deriska nahay ee Itoobiya ee EPRDF, Dawlada iyo Shacabiga Ethiopia ee u dabaal degaya 21 Guurada ka soo wareegtay markii ay EPRDF dhinac isaga tuurtay Xukunkii Dergiga (Labaatan Gimbod) oo ku beegnayd 28-kii bishii May 1988kii.

Qoraalkan Gudoomiyuhu waxa uu ku bogaadiyay Xisbiga EPRDF,Shacbiga iyo Dawlada Ethiopia guulaha dhinac walba ah ee ay gaadheen, waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi uu rajeeyay dawlada Ethiopia inay horumar iyo barwaaqo ay ku gaadhaan rajooyinka ay filanayaan.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories