HomeMagacyada dad ku dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka...

Magacyada dad ku dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Degmada Lughaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blank

[L]ughaya (SLpost)- Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaanka Labo-dheged-ka oo ka tirsan degmada Lughaya ee Gobolka Awdal.

Dadka dhaawaca ah ayaa la geeyey Cisbitaalka ugu dhow ee magaalada Lughaya waxaana darawaliintii labadaasi gaadhi  oo kala ah Mahdi Indho-geelle iyo Nin magaciisa lagu soo gaabiyey Iskaanyo, ayaa hadda lagu hayaa saldhigga booliska magaalada Lughaya, waxaana kiiskan sida uu u dhacay iyo waxa sababay baadhitaankiisa gacanta ku haya hay’adaha ammaanka ee gobolkaasi.Laba baabuur oo noocoodu ahaa Toyota Landcrusar kana yimid dhinaca dalka Jabuuti oo ku socday Magaalada Hargaysa ayaa subaxnimadii saaka isku dhacay xilli ay marayeen dhulka ciidda badan ee laba-dhegedka, waxaana ku dhintay shilkaasi Marxuum Jirde Maxamed Khaliif, halka ay sidoo kalena ku dhaawacmeen todoba ruux oo kale oo isugu jira afar rag ah iyo sadex dumar ah.

 

Dadka shilkaa ku dhaawacmay ayay magacyadoodu kala yihiin sidan:

  • Malyuun Maxamuud Bakaal iyo Hooyadeed Xaliimo Ibraahin Xasan.
  • Sahal Rooble Cawleed
  • Amarre Rooble Cawleed
  • Mawliid kayd xasan
  • Faadumo Cilmi Idiris  iyo
  • faadumo Aadan jaamac

Shilalka baabuur ee ay sababaan baabuurta Safarka loogu raaco dalka Jabuuti ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey soo kordhayey iyaga sababay khasaare kala duwan oo naf iyo
mood-ba isugu jira, iyada oo inta badan sababaha shilalkan loo nisbeeyo waddo xumo ka jirta deegaamada ay baabuurtani ku safraan iyo sidoo kale masuuliyad darro ka timaadda darawaliinta baabuurta isaga goosha Somaliland iyo Jabuuti.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories