Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! – Qaybtii 9aad

(Gooni isu taaga Somaliland waa muqadis  iyo Midnimada Soomaaliya waa muqadis,waa laba qodob ee ay isula imanayaan laba wafti ee Somaliland iyo Soomaaliya.) Aqoonta aad...

Tolo Ku Socota Dadka Hantida Leh ama Maalqabeenada Somaliland – W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed

Ifkaa wax la sii horumarsadaa: Adoomuhu ifka inta la joogo ayay isku baahanyihiin  inay sanduuqa aakhiro wax ku sii ritaan, iyada oo ay tahay Xikmad Rabaaniya...

England-eey Xaal Qaado

nagoo ah dhalinyaro reer Somaliland ah waxaanu halkan ka iftiiminaynaa arimaha ku saabsan dhaqan guurka ku dhaca qaar ka mid ah wiilasha dhalinyarada ah...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda oo soo Saaray wareegto lagu dhaqan-gelinayo Go’aan hore uga soo baxay Guddiga Cadaaladda

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta soo saaray qoraal fulin go’aan ka soo baxay Guddiga Cadaaladda kaas oo ujeedadiisu...

Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo loogu deeqay Qalab Caafimaad oo Adeeggiisa loo heellanaa

Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka gudoontay Hay’ada Kuwayt Joint Relief qalab caafimaad oo lagaga hawl...

21 Sano Maxaa u Qabsoomay Somaliland Maxaase Qabyo ah? – W/Q Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)

Iyadoo ay muddo 21 sanadood ah ka soo wareegtay markii ay Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda , wadamada deriska, beesha caalamka iyo xitaa dalkii...

Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah oo maanta soo Gunaanadday Dacwad Xisbiga UDUB u dhaxaysay, Go’aan-na ka soo saartay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Sare ee Somaliland oo ah maxkamadda kaliya ee Dastuuriga ah, ayaa maanta soo gunaanadday isla markaana go’aan ka soo saartay ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img