Laba Boos-shaqo oo ka bannaan Hay’ad Xukuumadda ka tirsan oo iftiimiyey Baahsanaanta Shaqo la’aanta dalka Ka jirta iyo Guddoomiyaha Ha’adda Shaqaalaha oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda shaqaalaha dawladda ayaa maanta Imtixaan ka qaaday 191 qof oo u tartamaya 2 Boos oo ka bannaan Wasaaradda Qorshaynta Somaliland, kuwaas...
Xeer-ilaaliyaha Guud ma Gudd. Guddida Caddaaladdaa, Qareennaduna ma Gar-soorayaal baa? – W/Q. Garyaqaan Muuse Yuusuf
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranku wuxuu si lama filaan ah ugu dhawaaqay go’aan aanu lahayn awooddiisa waxa uu xeer-ilaaliyuhu si qaawan oo ka arradan sharciga
Maamulka gobolka Selal oo kulamo lagu xoojinayo Ammaanka Xuduudka Jabuuti la yeeshay masuuliyiinta amaanka gobolka
Saylac (SLpost)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Salal Cali Alaale Rayaale ayaa maanta shir kula yeeshay laanta socdaalka ee degmada Lawyacado madaxada iyo hawl wadeenada laamaha dawlada ee gobolka Salal.
Kulan-Qorsheyneed lagu dejinayo barnaamij dib loogu habaynayo Cadaaladda oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Kulan wada tashi iyo xog isweydaarsi ah oo ku saabsan barnaamijka dib u habaynta Cadaaladda ayaa maanta ka qabsoomay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa.
Huqda Maanta iyo Hankii Shalay habeenaa u dhaxeeyey! – W/Q: Siciid M. Axmed
(Xigashada mid ka mid ah Xogaha Xasuus qorkayga ku xardhan) aya oo waa hubaal in aanan ku odhan karin waxaan usoo joogey waayo badan oo...
Madaxweynihii Ma Waxa Uu Noqday Bissadii Soofaha Leeftay?!
Qumanahii maalin qaldamaa,qabashuu yeeshaaye Dabno quruxsan,qaaxadu madiil,qabar u hoosiiyo Qafal-marjac aan qaadan talo,quusashaa xigiye Qubla dhaca qalfoof soo qotoma,qiishan kari maynee In la qeexo weeyaan shirkaa,qoonsey shicibkiiye Hadii kale...
Fadeexada Joomitaradii Dawlada Hoose ee Hargeysa Qaarkood oo Dhulkii Danta Guud Ku Tagri Falay, Qaarkoodna Dalka ka dhoofeen
Joomitarada Dawlada Hoose ee Hargeisa oo loo aanaynaayo ku tagrifalka Dhulka Danta Guud ee Laga Jaro Beeraha Hareeraha Caasimada Hargeisa ku yaal iyo gudaha magaaladaba, iyad
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

