Wasiirro ka tirsan Dawladda Somaliland oo ka qayb-galay shir ballaadhan oo ay ku kulmeen waddamada ku jira Urur-goboleedka IGAD iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Horumarka ka taageera
Addis Ababa (SLpost)- Wasiirrada Arrimaha Debadda,Gudaha iyo Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa ka qayb galay shir maanta Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ugu qabsoomay waddamada
Xiddigaha Manchester City oo midkiiba loogu ballan-qaaday £250,000 haddii ay ku guulaystaan Horyaalka Ingiriiska
Koocda uu hoggaaminayo tabobaraha Talyaaniga ah ee Robert Mancini ayaa qarka u saaran inay qaadaan tallaabo taariikhi ah oo lammaanaynaysa guushii ay kooxdan ku hanatay horyaalka sannadkii 1968 oo ay ugu dambaysay.
Mashruuc Xirfado loogu samaynayo Maxaabiista oo markii ugu horeysay laga hirgelinayo Xabsiyada waaweyn ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray warshadda tababarka xabsiga Mandheera taas oo loogu...
Axmed Ismaaciil Samatar oo wax aan suurto-gal ahayn ku tilmaamay in wakhtigan laga hadlo in Somaliland dib ula midowdo Soomaaliya
Apeldoorn, (SLpost)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo hoggaamiye ka ah Xisbi-siyaasadeed Hiil-Qaran la yidhaahdo oo ka tirsan Xisbiyada Soomaalida ee Qurbaha lagaga dhawaaqay, ayaa...
Vladimir Putin oo markii saddexaad loo dhaariyey Madaxweynaha Dalweynaha Ruushka
Moscow (SLpost)- Raysal-wasaarihii hore ee dalka Ruushka Mr. Vladimir Putin ayaa markii saddexaad loo dhaariyey xilka madaxweynaha dalkaas oo uu dhawaan ku guulaystay.
Abdilahi Yusuf iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida maanta: Kala duwanaanshihii SSDF-USC iyo SNM – By Aadan Muse Jibril – Qaybtii 5aad
“Waxaan ah ku-simaha Safaaradda Spain ee UK (Charge-De-Affair… Sannadkan waxaanu haynaa Guddoomiyanimada EU, arrimaha Somalida ayaa lagu wareersan yahay Waxaan kuugu imi in aad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

