HomeMaamulka gobolka Selal oo kulamo lagu xoojinayo Ammaanka Xuduudka Jabuuti la yeeshay...

Maamulka gobolka Selal oo kulamo lagu xoojinayo Ammaanka Xuduudka Jabuuti la yeeshay masuuliyiinta amaanka gobolka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[S]aylac (SLpost)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Salal Cali Alaale Rayaale ayaa maanta shir kula yeeshay laanta socdaalka ee degmada Lawyacado madaxada iyo hawl wadeenada laamaha dawlada ee gobolka Salal.

Ujeedada Socdaalkan Badhasaabku xigeenka Ayaa ku wajahnayd Xog Ogaal U Noqoshada Habsami U Socodka Hawlaha Shaqo Ee Waaxyaha Kala Duwan Laamaha Dawlada.

Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Salal Markii Uu Gaadhay Magaalada Lowyacado Ee Ku taala  Xuduudka S/land La Wadaagto Jabuuti Waxa Uu Kulan La Yeeshay Dhamaan Madaxda Dawlada Sida: Taliyayaasha Ciidamada Difaaca Qaranka, Ilaalada Xeebaha, Nabad Gelyada,Laanta Socdaalka , Sirdoonka Qaranka  iyo Maamulka Kastamka Lowyacado Ee Gobolkan.

Waxa Kale Oo Shirkani Kasoo Qayb Galay  Maamulka Magaalada, Qaar Ka mida Ganacsatada Magaalada  Lowyacado Iyo  Marti Sharaf Kale.

Kulankan Oo Ka Dhacay Hoolka Shirarka Laanta Socdaalka Lowyacado Ayaa Ugu Horayn Waxaa Ka Hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal Mudane Cali Allaale Rayaale,Waxa Uuna Ku Dheeraaday Adkaynta Nabad Gelyada Xuduudaha Iyo Sii Xoojinta Xidhiidhka Wadamada Jaarka.

Sidoo Kale  Waxa Halkaasi Ka Hadlay Taliyaha Qaybta  Policeka Gobolka Salal Maxamed Cabdi Axmed Waxaanu Sheegay Taliyuhu In Aan Loo Baahnay Wax kastoo Car Qalad Ku Ah Nabad Gelyada  Sidoo Kale Wuxuu Ku Dardaarmay sidii looga Hortagi lahaa Wax Kasta oo Keeni Kara Amaan Darro.

Waxa Kaloo Isna Goobtaasi Ka Hadlay Maamulaha Kastamaka Lowyacado Cilmi Sh.Cabdi Maydhane , Taliyaha Laanta Socdaalka Saylac Cali Jaa’uur Iyo Taliyaha Sirdoonka Qaranka Ee Gobolkan Dayib Yuusuf Dugsiiye. Waxayna Dhamaantood Carabka Ku Dhufteen  Inay Marka Hore Soo Dhawaynayaan Shirarka Noocan Oo Kale Ah kaas oo dalbadeen sidii loo joogteeyo lahaa

Gabagabadii Waxaa Si Wada Jira La Is Kula Qaatay In Dhinac Kasta Oo Ay Ka Iman Karto Dhibaato Iyo Waxyeelo Keeni Karta  Awooda Lawada Saaro Lana Ilaaliyo Amaanka  Xuduudaha,Isu Socodka Gadiidka iyo Dadwaynaha Ee Labada Dal S/Land Iyo Jabuuti.

Maxamed Cabdi Aadan (Indho)

Indho145@hotmail.com

SLpost News Desk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories