HomeGuddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey qabsoomidda iyo diyaar-garowga Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey qabsoomidda iyo diyaar-garowga Doorashada Goleyaasha Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost) – Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay xiligan u hawl-galayaan sidii ay u heli lahaayeen qaadhaankii deeqbixiyeyaasha Somaliland ka taageerad Doorashooyinka iyo geeddi-socodka dimuqraadiyadda si ay u qabtaan doorashadii Goleyaasha deegaanka oo lagu wado inay dalka ka qabsoonto dabayaaqadda sanadkan.

Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay inay wadaan abaabulkii lagu qaban lahaa doorashada Goleyaasha deegaanka ka dib markii sida uu xusay ay Gudida diiwaan gelintu u soo gudbiyeen liiska lixda urur siyaasadeed ee ka soo gudbay marxaladdii kala shaandheynta 15-kii urur siyaasadeed ee is-diiwaageliyey, kuwaasi oo kala ah; Waddani, Dalsan, Rays, Xaqsoor, Umadda iyo Nasiye.

Md. Geelle wuxuu intaasi ku daray inay shalay kulan la yeesheen urruradda siyaasadda iyo sadexda xisbi qaran ee hore dalka uga jiray isla markaana ay ka wada hadleen qorshaha qabashadda doorashooyinka oo ay isku waafaqeen in doorashada lagu galo habka tooska ah oo murashaxiinta lagu kala dooranayo.

Afhayeenka Komishanka doorashooyinku waxa kale oo uu sheegay inay u kicitimi doonaan dalka Kenya si ay qaadhaan bixiyeyaasha caalamiga ah ugala hadlaan dhaqaalihii ay ku kabi jireen doorashooyinka Somaliland.
Md. Maxamed Axmed Xirsi wuxuu ku dooday inay iyaga dhinacooda diyaar u ahaayeen qabashadda doorashada hase yeeshee ay muddo laba sano ku dhow ka dhursugayeen abuurista iyo kala shaan-dheynta ururadda siyaasadda.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories