HomeMaamulka Gobolka Hawd, Taliyeyaasha qaybta Booliska, Laanta Socdaalka iyo Qaybaha Bulshada ee...

Maamulka Gobolka Hawd, Taliyeyaasha qaybta Booliska, Laanta Socdaalka iyo Qaybaha Bulshada ee gobolka oo xukuumadda ku taageeray qaadacaadda Wada-hadallada Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Balli-gubadle (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure oo ay weheliyaan maayarka magaalada Bali-gubadle Ibraahin Colaad Jaamac, Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamud Xarbi iyo taliyayaasha booliska iyo waaxda socdaalka oo galabta kulan la qaatay qaybaha bulshada ee gobolka hawd ayaa ku taageeray go’aamadii qaadacaada ka qayb galka Shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia iyo natiijadii kala shaandhaynta ururada siyaasada .

Maamulka gobolka Hawd iyo qaybaha bulshada ee kulankaas ka qayb galay waxay si buuxda isugu raaceen inay Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” ay ku taageersan yihiin go’aankii ay ku qaadacday wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia ilaa Madaxweynaha dawlada taagta daran ee Somalia gudida farsamo ee uu magacaabay uu dibada uga saarayo Shakhsiyaadka dhalasho iyo deegaan ahaan ka soo jeeda Somaliland .

Sidoo kale bulshada ku nool gobolka Hawd ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dhawaan gudida diiwaangelintu ku kala reebeen 15 urur siyaasadeed ee is diiwaangeliyay isla markaana ay lix ka mid ahi u gudbeen ka qayb qaadashada tartanka doorashada golayaasha deegaanka.

Dhinaca kale Maayarka degmada Bali gubadle ayaa sheegay in raxmaadkii Gu’gu ay si fiican uga da’een deegaamada kala duwan ee gobolkaas.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories