Madaxweyne Siilaanyo oo Xukuumaddiisa ka dhex Xushay Guddi Farsamo oo Qaban-qaabiya wada-hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia
Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Guddi Farsamo ka kooban xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada u...
Madaxweyne iyo Madax Dal oo Xaquuqdoodii Maqan Tahay Ma ilaalin Karaan Xuquuqdeena, ee Waa Inaynu Madaxdeena Siinaa Xaqooda, Si Aynu uga badbaadno Hagardaamooyinkooda!!
Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) isla markaana ah garyaqaan Tabliiqi-Sharci ah (Voluntary Lawyer) ayaa halkan waxaan Bulshada JSL aan ugu soo gudbinayaa...
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Faahfaahin ka bixiyey tirada Arday Imtixaan ugu jira Deeq Waxbarasho, tirada la rabo iyo waajibaadka uu Ardaygu ku...
Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Gudida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta cadeeyay inay xafiis ahaan ku hawlan yihiin imtixaan ay ku...
Wasaaradda Qorsheynta Somaliland oo ka warbixisay Qorshaha wax-qabad ee ay u dejisay dalka iyo sida ay Waajib u tahay inay Hay’aduhu Debeqaan
Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland ayaa Maanta faahfaahin ka bixisay Qorshaha Mudada shanta sannadood ee soo socda ee Wasaaradani...
Xuska Sannad-guurada Aasaaskii SNM oo Hargeysa lagu qabtay iyo khudbadihii laga jeediyey
Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Munaasabad Lagu Xusayey sanad guurada 31-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ururkii SNM oo ku beegnayd 6 bisha April...
Ma Odhan Karnaa Mustaqbalka KULMIYE Wuxuu Ku Xidhanyahay Musharraxa Madaxwayne-nimada Oo La Caddeeyo? – W/Q: Cabdifataax Sh. Nuux
Faallo: C/fataax Sh.Nuux Jaamac (Suldaanka) Xisbiga Kulmiye oo ka mid ahaa saddexdii xisbi ee ka jiray somaliland, ahna xisbiga talada dalka ku guulaystay kuna bahoobeen...
Ergada Gobollada Sanaag iyo Sool ee ka qayb-galaysa Shirweynaha Ururka Waddani oo soo gaadhay Hargeysa
Hargeys, 06 April, 2012 (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka mida ergada gobolada Sanaag iyo Sool ee uga qayb galaysa shirweynaha urur siyaasadeedka WADANI, ayaa maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

