HomeWasaaradda Qorsheynta Somaliland oo ka warbixisay Qorshaha wax-qabad ee ay u dejisay...

Wasaaradda Qorsheynta Somaliland oo ka warbixisay Qorshaha wax-qabad ee ay u dejisay dalka iyo sida ay Waajib u tahay inay Hay’aduhu Debeqaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland ayaa Maanta faahfaahin ka bixisay Qorshaha Mudada shanta sannadood ee soo socda ee Wasaaradani u dejisay dalka iyo sida ay waajibka u tahay in Hay’aduhu u dabaqaan.

Kulan lagu qabtay Xarunta Wasaarada Qorshaynta Qaranka oo uu Goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka oo ay weheliyaan Madaxda Wasaaradaasi, ayaa waxa ugu horreyn halkaas ka hadlay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Qaranka Axmed C.laahi “Jeex” oo sheegay in Qorshahani uu koobayo Guud ahaan arrimaha horumarinta Wadanka isla markaana uu ku Qotomo Shan Tiir oo Waaweyn oo ay ka mid yihiin dhaqaalaha,Deegaanka,Khayraadka Dabiiciga ah ,Wadooyinka iyo wixii la hal maala .

Agaasimahani waxa uu xusay in Qorshahani yahay kii u horeeyay ee ay Wasaarada Qorshaynta Qaranku dalka u dejisay ,isagoo hoosta ka xariiqay in hay’aduhu ay hore ula iman jireen Mashaariic ay Wataan.

Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Qaranka Axmed C.laahi “Jeex” waxa uu intaas ku daray in wixii ka danbeeya haatan ay hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ahiba ay ku shaqaynayaan Qorshahan isla markaana ay Maalinta beri kulan arrintan ku saabsan u qaban doonaan hay’adaha dalka ku sugan, waxaanu xusay inay soo bandhigi doonaan buuga uu qorshahani xambaarsan yahay.

Nuxurka Qorshahan ayaa si cad u tilmaamaya ujeedada Meesha aynu u socono & talaabada aynu doonayno inaynu qaadno waqtiga shanta sanno ah ee lagu jaangooyay , Waxaa kale oo Qorshahan horumarineed ee xiliga dheeri uu muujinayaa sida ay tallaabooyinka la qaadayaa u kala horeeyaan.

SLpost News Desk

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories