HomeGuddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Faahfaahin ka bixiyey tirada Arday Imtixaan ugu...

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Faahfaahin ka bixiyey tirada Arday Imtixaan ugu jira Deeq Waxbarasho, tirada la rabo iyo waajibaadka uu Ardaygu ku soo bixi karo

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, 07 April, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Gudida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa maanta cadeeyay inay xafiis ahaan ku hawlan yihiin  imtixaan ay ku kala saarayaan  arday tiradoodu gaadhayso 243, kuwaas oo laga doonayo inay soo baxaan afartameeyo arday oo deeq waxbarasho ku tegi doona dalka Suudaan.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in si adag loo qaabeeyey qaadista imtixaanaadka lagu kala saarayo ardaydaas, isla markaana ay goob joog noqon doonaan macalimiin ka socota dalka Suudaan, waxa uu Gudoomiyuhu xusay in qaybaha la doonayo inay imtixaankan u fadhiistaan ay kala qaybsan yihiin culuunta Caafimaadka, Injineeriyada, IT, Education iyo Arts, Sharciga, Shareecada iyo Dhaqaalaha.

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax waxaa kale oo uu sheegay in arday kasta looga baahan yahay inuu ku gudbo Todoba maaddo, imtixaankana lagu soo saxi doono Dalka Suudaan.

Waa markii labaad ee arday Somaliland ahi ay tartan u galaan helitaanka deeq waxbarasho oo ay jaamacadaha Sudan u fidiyeen Ardayda Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories