Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka...

Somaliland ha laga qaado afti dadweyne oo lagu kala dooranayo ”Qaranimo iyo Qabiil”

Waxa mahad iska leh Illaahay SW, amaanina waxay u sugnaatay nebigeena suuban ee Maxamed SCW. Waxaan salaamayaa dhammaan shacabka Somaliland dibad iyo gudaba, iyo...

Wefti Wasiirro ah oo gaadhay Gabiley kulamo gaar-gaar ahna la yeeshay maamulka Degmada iyo gobolka

Gabiley, 05 April, 2012 (SLpost)- Xubno Wasiirro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta socdaal booqasho ah ku soo gaadhay xarunta gobolka Gabiley isla...

Ururrada Xuquuqal Insaanka Somaliland oo Cambaareeyey Xadhigga Boqor Cismaan Buur-madow iyo Masuuliyiin Eedaymo u xidhan

Hargeysa, 06 April, 2012 (SLpost)- Isku-xidhka aan Dawliga ahayn ee Ururrada Xuquuqal-insaanka Somaliland ayaa cambaareeyey xadhigga sharci-darrada ah ee ay xabsiga ugu jiraan masuuliyiinta...

Xisbiga Talada haya ee KULMIYE oo Cayimay Wakhtiga Qabsoomidda Shirkooda Golaha Dhexe

Hargeysa, 05 April, 2012 (SLpost)- Xisbiga Talada haya ee KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday in xisbigu shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga qabsanayo 14 Bishan...

Guddoomiyaha KULMIYE oo la Filayo inuu Caddaysto Hankiisa Siyaasadeed iyo Duruufaha ku Xeeran Shirka u Furmaya Xisbigiisa

Hargeysa, 05 April, 2012 (SLpost)-  Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah hankiisa siyaasadeed uga...

Wasiir Duuroow, ma tihid dublamaasi

Dalka Somaliland waa dal 21 sano jiray 1991 bishii may ayaa laga dhawaaqay magaalada burco goob mar aan booqday aad yaabayso dayaca dhismahaaasi taarikhiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img