Shirweynihii Golaha Dhexe oo Kulmiye oo Khilaaf ka dhashay, Guddoomiye kuxigeenkii 2aad ee Xilka laga qaaday oo muujiyey dareenkiisa iyo Guddoomiye Muuse Biixi...
Hargeysa 15 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo maanta lagu soo gebo-gabeeyey hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa hadheeyay...
Hargeysa: Khasaaraha ka dhashay isku-dhac dhex maray Ciidamada Booliska iyo Shacab hubaysan
Hargeysa, 15 April, 2012 (SLpost)-Ugu yaraan 4 qof ayaa dhaawacyo culisi ka soo gaadheen iska hor-imaad hadda Dhismaha Inji Xaafadda Dumbuluq ee degmada Axmad-dhagax...
Shir lagaga hadlayo Barnaamijka Nukliyeerka Iran oo magaalada Istanbul uga furmay Ergo ka socota dalka Iran iyo Shan ka mid ah Quwadaha Caalamka
Istanbul, 14 April, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda dawladda Iran oo uu hogaaminayo u qaybsanaha dhinaca mashruuca Niyukliyeerka Mr Saciid Jaliile ayaa maanta kulan...
Sh. Shariif oo Magaacaabay Guddiga Soomaaliya uga qaybgalaya Wadahadallada Somaliland
Guddi Ka kooban Todoba Xubnood oo ay ku jiraan Laba Wasiir oo Puntland ka tirsan
Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo ka hadlay Saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay Qaranimada iyo sida Qabiilku cadowga ugu yahay Qaranimada
Hargeysa, 14 April, 2012 (SLpost)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka deyriyey hagar-daamooyinka ay qabyaalladu u horseeddo Qaranimada isla...
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland iyo Ganasato ka warramay qaabka loo soo furdaamiyey Markab la afduubay, Dhaliilo iyo ammaan-na u kala jeediyey Maamul-goboleeddada Puntland iyo...
Hargeysa, 14 April, 2012 (SLpost)-n Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ganacsada dalka ayaa ka warramay qaabka...
Abwaan Suugaantiisa ku dhaliilay Hoggaaminta Madaxwayne Siilaanyo oo maanta Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa, 14 April, 2012 (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta Xabsiga Dhigay Mujaahid Haybe Faarax Nuur oo ah Abwaan Reer Somaliland ah oo ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

