Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – By Gender Researcher, Khadar Iman Ege

Hordhac Tan iyo ka soo laabadkii qaxoontiyadii loo dalan doolay iyo dalal kii kala duwanaa isla markaasna kala dhaqamada gadisnaa ee habaq laha lagu galay Waxaa...

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka...

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo Cambaareeyey Natiijo ka soo baxday Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- isbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa si weyn u cambaareeyey dhacdo shalay ka dhacday gunaanadka shirkii Golaha Dhexe ee...

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka warramay Xaaladdiisa Caafimaad iyo waxa u qorshaysan ka dib markii Jug dhabarka ka gaadhay (MUUQAAL)

Hargeysa, 15 April, 2012 (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenkii Labaad xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaaddir oo cusbitalka loo cararay ka dib markii ay jugi ka soo...

Maamulka Maroodijeex oo ka warbixiyey Xaaladda Guud ee Gobolka iyo xidhiidhka dhexeeya hay’adaha Amniga

Hargeysa, 15 April, 2012 (SLpost)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodijeex  ahna ku simaha gudoomiyaha gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa maanta ka warbixiyey xaaladda degmooyinka...

Kooxda Boca Haram ee ka dagaalanta Dalka Nigeria oo Qudha ka goysay Afhayeenkoodii

Lagos, 15 April, 2012 (SLpost)- Kooxda Boko-Haram ee dalka Nigeria ayaa la sheegay inay Dileen Afhayeenkoodii cusbaa Abu Qacqaaca Labaad, ka dib markii la...

Guddiga Doorashooyinka Masar oo tartanka Doorashada ka joojiyey 10 ka mid ah Murashaxiinta Loolamaysa

Qaahira, 15 April, 2012 (SLpost)- Guddiga Sare ee doorashooyinka dalka Masar ayaa  ka joojiyey Inay ka qayb galaan tartanka doorashada Madaxtinimada dalka Masar toban...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img