Monthly Archives: March, 2012

spot_imgspot_img

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Kulan la yeeshay Jaaliyadda dalka Ingiriiska

London, 26 March, 2012 (SLpost)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo booqasho shaqo ku jooga...

Ciidamada Ilaalada Xeebaha oo Gacanta ku dhigay Tahriibayaal Ajaanib oo damacsanaa inay ka dhoofayey Xeebaha Galbeedka Somaliland

Hargeysa, 26 March, 2012 (SLpost)- Ciidamadda Difaaca iyo ilaaladda xeebaha Somaliland ee ku sugan xeebaha galbeedka ee dalka ayaa shalay galab gacanta ku dhigay...

Bal Daawo Inkaarahaaga! – Qalinkii: Maxamed Saleebaan Cumar

Wa`xa la caayayaa kaskaaga iyo garashada suubban ee ka soocda abuurta kale. Haddaa maxaa laguu jaho-wareerinayaa. Waxa la ogaaday goldalooladaada iyo iimaha ku dul gawdiida, waxaana la oddorosay

OGAYSIIS: SHABAKADDA WARGEYSKA DAWAN

Maamulka Wargeyska Dawan Wuxuu dadweynaha sharafta leh ee reer Somaliland gudo iyo dibad-ba la socod siinaynaa  inay wararka Wargeyska DAWAN, si joogto ah uga...

Madaxwayane Xul ayaan sugaynaa Ee Xal ma sugeyno

Sidaas wada ognahayba waxaa manta ay maraysaa somaliland meesha ugu haboon ee  mujtamaceeno  gudo iyo dibad ba la isku duuban yahay taas oo cadayn...

Ganacsato wasiirka Maaliyadda ku maamuusay Hadhimo-sharaf Xod-xodasho ah oo ay kaga dalbadeen in dib-u-eegis lagu sameeyo cashuuraha

Hargeysa, 25 March, 2012 (SLpost)- Qaar ka mid ah Ganacsada Somaliland oo Maanta Munaasibad Hadhimo Sharaf ah ku soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee wasaarada...

Maqalka iyo Adeeciddu Waa Xaq Illaahay leeyahay

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere, oo soo dhoweynayey isku biiritaankii maleeshiyaadka Galgala iyo Al Qaacida, ayaa cadeeyey inaanay iyagu ujeedo kale ka lahayn Soomaaliya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img