HomeEhlu Sunna iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo isu Kaashanaya Duullaan ay gobollada...

Ehlu Sunna iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo isu Kaashanaya Duullaan ay gobollada Dhexe kaga Cidhib-tirayaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dhuusa-Mareeb, 25 March, 2012 (SLpost)– Ciidamada urur-diimeedka Ahlu Sunna oo taagero ka helaya ciidamo Itoobayaan ah ayaa isu bahaysanaya guluf duullaan ah oo ay ku qaadayaan Maleeshiyada Al-Shabaab ee Haysta degmooyin ka mid ah gobollada Dhexe ee Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay ururka Ahlu-Sunna ayaa shaaciyey in iyaga oo kaashanaya ciidamo Itoobiyaan ah ay Duullaan ku qaadayaan degmooyinka ay ka taliyaan Xarakada Al-Shabab oo gacanta ku haysa qaybo badan oo ka tirsan Koonfurta Dalka Soomaaliya.

“Ciidamada Elhu Suna oo garab ka helaya ciidamada Itoobiya, waxay diyaar u yihiin inay deegaammada gobollada Dhexe ka Cidhib tiraan nimankaas (Al-Shabab),” ayuu yidhi Afhayeenku

Waxa kale oo uu Xusay in Ehlu Sunna la dagaalamaysay kooxda Al-Shabab wakhti ku filan inay deegaamadooda ka cidhib-tiraan balse ay tallaabadaasi ugu suurtoobi weyday Dhaqaale-la’aan awgeed, imika oo ay Itoobiya taageero ka heleenna u diyaar garoobayaan inay guluf Duulaan oo aanay ka soo waaqsan ku qaadayaan.

“Haddaanu nahay Ehlu Sunna, wakhti aanu la dagaalamaynay nimankan cadowga u ah Soomaalida wakhti noogu filnaa inaanu waddanka ka cidhib-tiro, laakiin taasi waxay noogu suurtoobi wayday dhaqaale la’aan,” ayuu yidhi Afhayeenka u hadlay koox Diimeedka Ehlu Sunna Wal Jamaaca oo ka taliya deegaamo ka tirsan gobollada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Maamulka Ehlu Sunna oo xaruntiisu tahay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Gal-gaduud ee Soomaaliya ayaa shacbiga dhulka ay Al-shabab ka taliso ugu baaqay inay soo dhaweeyaan xooggaga Itoobiya ee ay is-garabsanayaan isla markaana ay maamul ku-meel gaadh u dhisayaan deegaamada ay ka saaraan Kooxda Argagixisada Caalamiga ah ku biirtay.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories