HomeMaqalka iyo Adeeciddu Waa Xaq Illaahay leeyahay

Maqalka iyo Adeeciddu Waa Xaq Illaahay leeyahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere, oo soo dhoweynayey isku biiritaankii maleeshiyaadka Galgala iyo Al Qaacida, ayaa cadeeyey inaanay iyagu ujeedo kale ka lahayn Soomaaliya, balse doonayaan inay u gacan geliyaan Al Qaacida, waxaana hadalkiisi ka mid ahaa, “Hogaamiyahii aanu jeclaynow, kalsooni weyn ayaad nagu qabi doontaa, garbahaaga ayaan istaagaynaa, laabtayada kalgacalkaaga oo daacad ah ayaa ku jira.. inaan ku maqalo kuna adeecno xitaa hadii denbi naloo qabsado, hortaadana socono annagoo halyeeyo kuu ah,” sida Somalireport qortay.

Waxa la yaab weyn ah, miyaanay denbi ahayn hadii qofka islaamka ah uu siiyo adeecida iyo maqalka ilaahay qeyrkii, sida haatan shabaab xeeladoodu tahay. Wa anasiibdaro sida qof gurigiisii intuu soo burburiyey kuna negaan kari waayey ugu soo hayaamo aqalkaaga inuu burburiyo, isla markaana iyadoo ummadu sida aula socoto haddana loo waayo inay ku dhiiradaan iska cabintooda. Waxaana tusaale kuugu filan sida shabaab u qaadayso raadkii Daalibaan iyo Al qaacida soo mareen ee isqarxinta iyo daadinta dhiiga rayid aan waxba galabsan.

Is-qarxintu waxay ahayd fal aan lagu aqoon dhaqanka Soomaalida waxii ka horeeyey 2006, xilligan waxay la noqdeen wehel dhamaan inta shabaab joogaan, dhab ahaan falkaa oo in badan oo masaakiin aan waxba galabsan nafahood aku waayeen ayaa, dhinaca kale shabaab u arkaan kuwo ku adeecaya hogaamiyeyaashooda samaynteedu. Laakiin waxa isweydiin leh sababta hogaamiyeyaasha shabaab ugu dari waayeen ama ugu horeysiin waayeen ubadkooda falkaa jannada lagu tegayo hadii ay dhab ka tahay, ee keliya ugu adeegsadaan ubadka dadka masaakiinta iyo foqoradu dhaleen.

Way tiro beeleen in hablood ee shabaab hab qasab ah ugu guuriyeen shaydaamada diebdaha uga yimaada la daadinta dhiiga islaamka, sidii Al qaacida, oo u adeegsan jiray dumarkaa inay fariimaha ugu gudbiyaan meelo kale, waxaana xaqiiq noqonaysa sida shabaab badhax la’aan ugu ekaatay waddadii Daalibaan soo martay sagaashamaadkii, una doonayaan inay Soomaaliya xilligan u dhalanrogeen inay Somaliland hadii ay fursad helaan (Ilaahay kama dhigee) ugu bedelaan sidii Afgaanistaan.

Ugu danbayn, waa inaan isweydiinaa ilaa xillima ayaan sii eeganaa inta shabaab iyo xulafadoodu ku sii jirayaan arxandaradooda iyo denbiyadood aay ka gelayaan ummada aan waxba galabsan ee islaamka ah  oo ciqaabtii ilaahay ifka ku haleelayso iyadoo dhab ahaan yaboohii JAHANAMA ku sugayo aakhiro.

Axmed C. Sheekh

Burco, Togdheer.

4438008

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories