Monthly Archives: March, 2012

spot_imgspot_img

Mulkiilaha Guri Lagu Leexsaday Raashinka Loo Xidhxidhay Masuuliyiin Oo Faahfaahiyay Sababta Gaadiidka Raran Gaysay Aqalkiisa

Hargeysa, 27 March, 2012 (SLpost) – Cabdi Cabdilaahi Guuleed oo ah Muwaadin Gurigiisa laga soo qabtay Mid ka mid ah gaadiidkii sidday raashin mucaawimo...

Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhex Maray Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Masuuliyiinta Talada Dalka kala wareegtay [SAWIRRO]

Hargeysa, 27 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horreysay tan iyo wakhtigii Doorashada...

Booqashadii Xabsiga, Dareenkii Iyo Shucuurtii Ka Muuqatay Masuuliyiin Lagu Eedeeyay Musuq-maasuqa Iyo Jawaabihii Ay Ka Bixiyeen Kiiskooda – By Arraale M. Jama Freelance Journalist...

Dhawr maalmood ayay igu qaadatay inaan ku booqdo xabsiga Dhexe  ee Hargeysa  oo ay muddo laba todobaad ka baddan ku xidhan yihiin Badhasaabkii Gobolka...

Aroos-wadareed mar kaliya loo qabtay 2,500 lammaane oo ka kala socda 50 waddan + [SAWIRRO+VIDEO]

Seoul, 27 March, 2012 (SLpost)- Munaasibad aroos-wadareed oo aan weli hore uga dhicin dunida ayaa la isugu keenay 2,500 lammaane oo kala kala socday...

Abdilahi Yusuf Ahmed Iyo Adduun-aragga Siyaasiyiinta Soomaalida Ee Maanta:

Qoraalkani iyo kuwa ka dambeeyaa waxay koobi doonan arrimahan soo socda: 1-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta ay ku yeelatay dabeecada adag ee Mudug; 2-Abdilahi Yusuf iyo Saamaynta...

360 Arday horleh oo maanta Tabobar uga Furmay Dugsiga Laylinta Ciidamada Booliska ee Mandheera

Hargeysa, 26 March, 2012 (SLpost)- Wasiir ku Xigeenka Dhinaca Maamulka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna ku simaha Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland Mudane Cismaan...

Wasiirka Arrimaha Debedda oo ka hadlay Natiijada kulan Barlamanka Midowga Yurub ku casuumay Somaliland oo uu ka qayb-galay

London, 26 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibada Somalland, Dr Maxamed C/laahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu kala hadlay baarlamaanka midawga Yurub...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img