HomeWefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Kulan la yeeshay Jaaliyadda dalka Ingiriiska

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo Kulan la yeeshay Jaaliyadda dalka Ingiriiska

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, 26 March, 2012 (SLpost)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Maanta kulan balaadhan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadankaasi isla markaana uga Xog waramay Marxalada uu dalku ku jiro iyo doorka ay qurbo joogu ka qaadan karaan horumarinta Wadankoodii hooyo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ay kulankan ku Weheliyeen Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Xukuumada iyo Ciidamada Amaanka ayaa waxaa ugu horayn halkaasi ka hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” waxaanu jaaliyada Somaliland eek u dhaqan dalka UK uga mahadceliyay sidii milgaha lahayd ee ay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo weftigii uu horkacayay ugu soo dhaweeyeen dalka Ingiriiska gaar ahaan ka qayb galka shirkii London iyo sida ay u muujiyeen rabitaanka qaranimada Jamhuuriyada Somaliland .

Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” Waxa uu intaas ku daray in marxalada uu dalku galay ay tahay ka midho dhalinta hayaanka dhinaca dimuquraadiyada iyo sidii ay Somaliland Madal kasta oo caalamku ku kulmo uga sheegan lahayd badheedheheeda ku aadan aqoonsi buuxa oo ay ka hesho adduunka intiisa kale.

Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo isaguna halkaasi hadal ka soo jeediyay ayaa ka warbixiyay waxqabadkii u hirgalay Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo,waxaa kale oo uu wasiirku iftiimiyay doorka qurbo jooga Somaliland ee ku wajahan horumarinta dalkooda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories