Guddidii Guurtida ee Dejinta Colaadda Deegaanka Gaashaamo u tegtay magaalada Jijiga oo ka xog-warramay Hawl-galkooda
Hargeysa, 29 March, 2012 (SLpost)- Xubno ka tirsan golaha guurtida Somaliland oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Mudane Muxumud Aw...
Tallaabadii ugu horreysay Qorshe Korontada Quwada Biyaha ku shaqaysa ee Itoobiya lagu soo gaadhsiin lahaa oo Maanta lagaga Dhawaaqay magaalada Hargeysa
Hargeysa, 29 March, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay Wahelinaayen xubno ka mid ah Golaha Wasiirradda iyo...
Budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu qabtay Xeebaha Galbeedka Somaliland
Hargeysa, 29 March, 2012 (SLpost)- Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa galabnimadii maanta gacanta ku dhigay Koox Budhcad-badeed Soomaali ah iyo Laash nooca dheereeya ah...
Guddida Horumarinta Degmada Tog-Wajaale oo Ganacsatada iyo Qurbo-Joogga Gobolka Gabiley ugu Baaqay inay Ka Qayb-qaataan Dhismaha Jidadka Wajaale
Tog-Wajaale, 28 March, 2012 (SLpost)- Guddida Horumarinta iyo Dib u Dhiska Jidadka iyo Mashaariicda Degmada Tog-Wajaale laga wado xiligan ayaa markii ugu Horaysay Baaq...
ILAHA (Sources) DHIBAATOOYINKA DALKAN KA JIRA EE SALKA U AH Khilaafaadka Siyaasi, Muranada Sharci iyo XAD-GUDUBYADA
Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige) waxaan maanta halkan aan idiinku soo gudbin doonaa Natiijooyin ka dhashay Hawshii ay ii direen Madaxda Dalladda...
Qaybtii ugu horreysay Budhcad-badeed Soomaali ah oo lagu Maxkamadeeyey dalka Seychelles oo maanta Xukuumadda Somaliland lagu wareejiyey
Hargeysa, 28 March, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay maanta la wareegtay Qaybtii ugu horreysay ee sagaal iyo toban budhcad-badeedda Soomaali ah...
Madaxweyne Siilaanyo oo maanta soo saaray Digreetooyin Magacaabis masuuliyiin Cusub iyo Xil ka qaadis
Hargeysa, 28 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray digreetooyin uu masuuliyiin cusub ugu magacaabay jagooyin ka bannaanaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

