Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM oo maanta soo bandhigtay Qiimo-dhimis ay ku samaysay Adeegyadeeda Qaarkeed
Haregeysa, 31 March, 2012 (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ayaa shaacisay Qiimo-dhimis ay ku samaysay adeegyada kala duwan ee ay shirkadu u qabato macaamiisha. Masuuliyiinta...
Tirada Tahriibayaal Ajaanib ah oo lagu qabtay magaalada Saylac iyo Maamulka gobolka oo ka hadlay
Saylac, 30 March, 2012 (SLpost)- Maamulka Gobolka Selal ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen 54 tahriibayaal oo ku socday inay ka tahriibaan ...
Raxmaadka Gu’ga oo galabta ka curtay deegaamo ka tirsan Gobollada Awdal iyo Gabiley
Hargeysa, 30 March, 2012 (SLpost)- Roobabka Gu’ga ee sannadkan ayaa si toos uga curtay deegaamo door ah oo ka tirsan Gobollada Gabiley iyo Awdal...
Madaxweyne Kilalka 5aad oo la sheegay inuu Cabasho ka muujiyey Dacwado maamulkiisa ku Shaqo leh oo Somaliland kala xidhiidhay dawladda Dhexe ee Itoobiya
Hargeysa, 30 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha gobolka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) ayaa cabasho ka muujiyey dacwado uu sheegay in Dawladda Somaliland...
Gurmadka Goleyaasha Gobollada
By) Abdihakim Yusuf Kheire, President, Institute of Democracy & Governance, Berbera, Somaliland abdihakim_365@hotmail.com Siyaasada dalkeena waxaa cakiray awood maroorsiga dawladda dhexe iyadoo xanibtay horumarinta dadka...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Miisaan leh oo ka socda dalka Turkiga
Hargeysa, 29 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirrada ayaa caawa kulan kula qaatay Aqalka...
“Madaxweyne, anaga oo ixtiraamayna dawladnimada, wixii arrintayada ka yimaadda masuul kama nihin”
“Annaga ah qoyska Ilma Nuur Diiriye Shire iyo Reer Geelle Ducaale Cismaan oo ah Mulkiilayaasha Beeraha ku yaala Dooxa Magaalada Hargeysa qarkiisa, gaar ahaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

