HomeMadaxweyne Siilaanyo oo maanta soo saaray Digreetooyin Magacaabis masuuliyiin Cusub iyo Xil...

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta soo saaray Digreetooyin Magacaabis masuuliyiin Cusub iyo Xil ka qaadis

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 28 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray digreetooyin uu masuuliyiin cusub ugu magacaabay jagooyin ka bannaanaa hay’adaha Dawladda Qaarkood halka uu Xilka ka qaaday masuul ka tirsan xukuumadda Isla markaana uu ku beddelay masuul ka tirsanaa aqalka Madaxtooyada.

blank
Wasiirka Cusub ee Boosaha iyo Isgaadhsiinta

Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu uu Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo uu hore xilka uga qaaday Wasiirkii hore ee wasaaraddaas Axmed Xaashi Oday, waxaanu wasaaraddaas u magacaabay Md. Cali Cilmi Geelle. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta, oo masuulkii xilka laga qaaday u xidhan yahay eedo musuq-maasuq, u magacaabay Md. Cali Maxamed Cabdulle (Biikolo) oo ka mid ahaa Komishanka Doorashooyinka. Sidoo kale, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska u magacaabay Md. Abiib Axmed Cali.

Dhanka kale Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii ugu ee Wasaarrada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda Md. Cabdiraxmaan Cali Xasan, Waxaanu isla markaana xilkaas u magacaabay agaasimihii Xafiiska Protocolka madaxtooyada Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-Case).

Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sidoo kale masuul cusub u magacaabay Maareeyaha Madbacadda Qaranka inuu ahaado Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) ka dib markii masuulkii xafiiskaas loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

SLpost News Desk

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories