HomeTirada Tahriibayaal Ajaanib ah oo lagu qabtay magaalada Saylac iyo Maamulka gobolka...

Tirada Tahriibayaal Ajaanib ah oo lagu qabtay magaalada Saylac iyo Maamulka gobolka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Saylac, 30 March, 2012 (SLpost)- Maamulka Gobolka Selal ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen 54 tahriibayaal oo ku socday inay ka tahriibaan  Xeebaha Gobolkaasi ka dib markii ay ka war heleen dhaq-dhaqaaqooda.

Badhasaab Ku xigeenka Gobolka Salal Cali Allaale Riyaalle ayaa warbaahinta u warramay ayaa sheegay  inay xalay cawayskii magaaladda Saylac ee xarunta Gobolka Salal ku qabteen 54 qof oo tahriibeyaal ah kuwaasi oo doonayay inay sifo sharci darro ah uga tahriibaan biyaha xeebta Saylac.

Badhasaab ku xigeenka waxa uu sheegay in tahriibeyaashaasi ay iskugu jireen rag iyo dumar dhalinyaro ah oo lagu hayo Saldhiga Booliska ee Degmada Saylac isla markaana ay dhalasho ahaan ka soo jeedeen Qoomiyada Oromada ee degta dalka aynu dersika nahay ee Itoobiya, waxaanu Badhasaab ku xigeenku intaas ku daray In Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Hay’adaha Amaanka ay kala tashanayaan sidii dadkaas dib loogu celin lahaa dalkoodii.

Cali Allaale Riyaale wuxuu intaas raaciyay  inay talaabo adag ka qaadi doonaan ciddii lagu qabto inay ka tahriibaan xeebta Gobolka Salal.

Sidoo kale, Taliyaha Saldhiga Booliska Saylac Keyse Suudi Caraale ayaa dhiniciisa ka cadeeyay in tahriibeyaashan ay xaalladda Caafimaadkoodu fiican tahay, waxaanu xusay inay sidoo kale gacanta ku hayaan Gaadhi ay  Tahriibayaashani ka soo raaceen Magaalada Boorama.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories