Ogaysiis: Shirka Telephone-ka ee Qurbajoogga Somaliland, Fadlan ka soo qayb gala.
Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada...
MEHER WACAN: Muxyadiin Axmed Jibriil iyo Ayaan Cabdi Xuseen
Aabo Axmed Jibril Qaalib,Hooyo Deeqa Nuux Bulxan,Adeero Carab Jibril Qaalib, Adeero Mahdi Jibril Qaalib,Adeero Abdi Jibril Qaalib,Edo Maryan Jibril Qaalib,Edo faadumo Jibril Qaalib,Abtiyo A/raxman...
Shacabka Somaliland Miyey Iloobeen Taakuladii Ciidamada Difaaca Qaranka – By Mawliid Aadan Cumar
Shacabka Somaliland iyo guud ahaanba qaybaha Bulshada ee kala ah, Ganacsatada, Beeralayda, Ururrada wadaniga ah, Ururrada Qurbo-joogta iyo dhamaanba Muwaadiniinta Somaliland waxaan ugu baaqayaa...
Xukuumadda iyo Saddexda Xisbiga Qaran oo isla qaatay ka qayb-galka Shirka London ka dib wax-ka-beddel lagu sameeyey Qaabka ay Somaliland ku tagayso
Hargeysa, 03 January, 2012 (SLpost)- Kulan Xalay dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran ayaa isla...
Yay Dhaliili Doonaan Hadey Dhama’do Maantana- Qalinkii Ismail Mohamed Gadiid
Salaan qaaliya oo qiimo badan iga gudooma dhamaan bahda saxaafada oo habeen iyo maalin u heegan ah iney hamuunta warka leeyahey uga hiiliyaan bulshadooda...
Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diray Ciidanka Qaranka Munaasibadda sannad-guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka awgeed
Hargeysa, 02 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka warramay Xaqiiqada Dagaalkii Buuhoodle, Sababta Dhalisay Dagaalka, Cidda Dagaalantay, Hanjabaadna uu u jeeday Cadowga Jamhuuriyadda
Hargeysa, 02 February, 2012 (SLpost)- Taliyaha Guud ee ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Jeneral Maxamed ayaa ka warramay sababaha uu ku bilaabmay dagaalkii ka qarxay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

