HomeBorama: Khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday Laba Kaalmood oo shidaal iyo maamulka...

Borama: Khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday Laba Kaalmood oo shidaal iyo maamulka degmada oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Borama, 04 February, 2012 (SLpost)- Laba kaalmood oo kuwa Shiidaalka lagu iibiyo ah kuna yaala agagaarka dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Cabdiraxmaan ee Magaalada Boorama  ayaa ku shuf beelay galabta kadib markii uu dab xooggani qabsaday.

Dabkan oo aan si rasmi ah loo ogaan sababta uu ku dhashay ayaa labadan kaalmood qabsaday Saacadu markay ahayd 5:30pm kaas oo gaystay khasaare balaadhan oo dhinaca hantida ah iyo dhaawaacyo ka soo gaadhay dadkii ku jiray hawsha gurmadka bakhtiinta kaalmahan waxaanu weriyuhu intaasi ku daray in la waayay awood lagu bakhtiiyo.

Maayarka Magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile ayaa sheegay in qayb kooban oo ka mid ah Labadan Kaalmood ay bakhtiiyeen, Maayarku waxa uu xusay iyagoo ka faa’iidaysanaya khataraha dabka ka dhalan kara ay qorshaha ku darsanayaan sidi ay u soo iibsan lahaayeen gaadhi Dam-Damis ah si wax looga qabto ayuu yidhi Masiibooyinka noocan oo kale ah waxa uu maayarku intaas ku daray inay hawsha damdamiskan la kaashan doonaan Xukuumada dhexe .

Cabdiraxmaan Shide Bile waxa uu xusay inaanu wakhtigan sheegi Karin Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkan qabsaday labadan Kaalmood maadaama aanay haynin qiyaasta hantida ku shuf beeshay labadaas kaalmood .

Taliyaha Qaybta booliska ee Gobolka Awdal Cabdi Bare “Araweelo” ayaa ka mid ahaa dadkii dhaawaca fududi ka soo gaadhay intii ay socotay hawsha bakhtiinta Kaalmahan.

Sannadkii 2003-dii ayay ku beegnayd markii uu dab qabsaday mid ka mid ah labadan Kaalmood kaas oo khasaare maaliyadeed geystay.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories