Marwada Madaxweynaha Somaliland oo magaalada Hargeysa ka Furtay Shirweyne Kulmiyay Haween ka socda Mandaqadda Geeska
Hargeysa, 10 February, 2012 (SLpost)- Marawada 1aad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde ayaa maanta shir caalami ah ka furtay Hotel Ambassador...
Macalinkii Muusikada Caanka ku ahaa Ee Aweys Abuukar Goobe Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeysa
Hargeysa 10 February, 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariiste waxa saaka lagu aasay Magaalada Hargeysa Aweys Abuukar Goobe oo ka mida ahaa musiishanadii Soomaaliyeed...
Dadku Waa Gobe , Waayahaa Gabay! – By Cabdiftaax Sh. Nuux Jaamac
Tuugsiga adoon baran Habka loo badbaadiyo Sida laysku bixin karo Garashada ka soo baadh. Abees Aan soo qaato qalinka iyo warqada si aan waxoogaa uga idhaahdo qiso ka...
DOORKA SHIRKADDA CASRIGA AH EE SOMTEL IYO ADEEGYADA BULSHADA – Warmurtiyeedka Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
Hargaysa, 10 February, 2012 (SLpost)-Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL waxay ka mid tahay shirkadaha ka farcama Dahabshiil Group waxayna cagaha isku taagtey sannadkii...
DEG-DEG: Madaxweyne Siilaanyo oo Xilalkii ka qaaday Taliyihii iyo Abaanduulihii Ciidamada Qaranka, Masuuliyiin Cusub-na Magacaabay
Hargeysa, 09 January, 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xilkii ka qaaday taliyihii guud ee ciidamada qaranka Md. Maxamed Xasan Cabdillaahi...
Xafiiska Dhalinyarada Urur-siyaasadeedka WADANI Ee Hargeysa Oo Maanta Si Rasmiya Xadhigga Looga Jara
Hargeysa, 09 February, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADANI ahna guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska...
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay
Hargeysa Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “”Siilaanyo” Weftigii uu hogaaminayay ee socdaalka ugu maqnaa wadanka aynu deriska nahay ee Itoobiya ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

