HomeMacalinkii Muusikada Caanka ku ahaa Ee Aweys Abuukar Goobe Oo Maanta Lagu...

Macalinkii Muusikada Caanka ku ahaa Ee Aweys Abuukar Goobe Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa 10 February, 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariiste waxa saaka lagu aasay Magaalada Hargeysa Aweys Abuukar Goobe oo ka mida ahaa musiishanadii Soomaaliyeed ee caanka ahaa, kaasoo xalay ku geeriyooda isla Magaalada Hargeysa oo uu ku noola sannadahan dambe.

Marxuum Aweys Abuukar, ayaa habeenkii xalay u  xijaabtay  xanuun asiibay oo uu la jiifay wakhtiyadan dambe, waxaana aaskiisa ka qaybgalay dad magac ku leh fanka Soomaalida oo ay asxaab ahaayeen Marxuumka kuwaas oo macasalaameeyay mid ka mida rukimadkii fanka iyo sugaanta Soomaaliyeed ee ay jaalka ahaayee muddadii dheer.

Marxuum Goobbe ayay dad badani oo Soomaali ah ku xusuusan doonaan kaalintii uu ka qaatay horumarka fanka, gaar ahaan sannadihii  1970-yadii  iyo horaantii 1980-yadii , xilligaas ahayd kobicii fanka, waxaana uu haynbad u lahaa  laxanka musiiga oo  uu saaray heeso badan oo ay qaadaan fanaaniin caan ah, kuwaasoo ay ka mid yihiin Aamina Cabdilaahi Xirsi, Khadar Daahir Cige, Xasan Aadan Samatar,  iyo qaar kaloo badan.#

SOMALILANDPOST NEWS

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories