Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Sida aad la wada socotaanba, Dugsiyadda H/Dhexe waxay ka mid tahay Waxbarashadda Aasaasigga ah. Ilmuhu marka uu soo dhamaysto ama soo Barto Quraanka Kariimka...

Ninkay Cuur La Fududdoow, Aniga Waygu Culus Tahay (Maanso) – BY CABDULKHALIQ

Waxaan Halkan Ka Salamayaa Dhamaan Reer Somaliland, Si Gaar Ah, Inta Jecel Jiritaan Ka Somaliland. Marka Labaad Waxaan Bogaadin U Dirayaa Ciidan Dalka Ee Goor...

Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo bilaabaya Qiimaynta iyo Saamaynta ururrada Cusub ku leeyihiin Gobollada Dalka

Hargeysa, 11 February, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Gudida diiwaangelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka Mudane C.risaaq Jaamac Cumar ayaa maanta sheegay in laba wefti oo ka...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Golaha Wakiillada u gudbiyey Qoraal ay ku meel-marsanayaan in Mushaharkooda loo laban-laabo

Hargeysa, 11 February, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa qoraal codsi ah u gudbisay Shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland kadib markii ay Golaha wasiirrada ee Xukuumadda...

Wasiirka Daakhiliga oo Warbixin ku aaddan nabad-gelyada dalka ka hor jeediyey Golaha Wakiillada iyo Nuxurka waxqabadyo hirgalay iyo Qaar cusub oo uu soo bandhigay

Hargeysa, 11 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale "Duur" ayaa maanta warbixin ka siiyay mudanayaasha golaha wakiilada...

Urur-siyaasadeedka GURMAD oo soo bandhigay barnaamij-siyaasadeedkiisa, soona dhaweeyey taageerayaal ku biiray

Hargeysa, 10 February, 2012 (SLpost)- Urur-siyaasadeedka  Gurmad  ayaa xalay xaflad aad u ballaadhan  oo ka qabsoontay hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa  ku soo bandhigay...

Gaadiidka iska-rogooyinka shaqeeya Magalada Berbera oo mudo laba maalmood Xanniban iyo Sababta Xayiraddooda

Berbera, 10 February, 2012 (SLpost)- Gaadiidka Iska Rogooyinka ee ka hawlgala magaalo xeebeda Berbera ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqooyinkoodii oo laga xayiray mudo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img