HomeFaa'iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Sida aad la wada socotaanba, Dugsiyadda H/Dhexe waxay ka mid tahay Waxbarashadda Aasaasigga ah. Ilmuhu marka uu soo dhamaysto ama soo Barto Quraanka Kariimka ah wuxu ku soo Biiraa Dugsiga Hoose(1-4), halkaasi oo uu ku soo qaato Maadooyinka loogu talla gallay. Ardaygu markaasi ayuu ku soo Biiraa Bulshadda oo uu la soo jaanqaadaa Da’diisa iyo waxa ay ku hawlan yihiin oo ah Waxbarashadda.

blank

Hadaba Markii laga dhigay waxbarashadda Dugsiyadda H/Dhexe bilaash ama lacag la’aan, waxa soo kordhay Arrimo Faa’iido leh oo la xidhiidha in Ardayda fekerkooddii isbedello oo aanu war-war ka qabin in la yidhaahdo keen lacagtii Bisha ama Fiiggii. Arrintaasi oo ardayga ku ahayd mid had iyo goor uu ka sii fekero tollow Aabo ama Hooyo ma kuu soo dhiibi doonaan ,intee bay kugu qaadan doontaa ama soo helayaan waalidkaagii, hadda way baxday Maskaxdiisii oo wuxu ku fekerayaa oo keliya Waxbarashaddii iyo Maaddooyinkii uu Dhiganayey.

Waa arrin aad u Muhiim ah oo u baahan in la sii dhiiri geliyo. Waxa kale oo aan ogaanay haddii aanu nahay Bahda Waxbrashadda, in ilaa Hadda wax eedo ah oo ka yimid Waxbarashadda Bilaaashka ahi aanu jirin. Taasina aan aad ugu Mahadcelinayno Ilaahay iyo Waalidiinta ama Bulshadda Reer Soomaaliland Meel kasta oo ay joogaanba. Wasaaradda Waxbarashaddu iyo Xukuumadduba way ogyihiin in Waxyaabo ay ka dhiman Dugsiyadda H/dhexe oo ay ka mid yihiin Nadaafadda, Biyaha,Laydhka iyo Shaqaalaha Hoose oo Gunnadu ku yar tahay, Taasina waa ka kow dedaalka loogu jiro in Horumariyo Barnaamijkan(FPE).

Markii aan Sahaminay ee aan u dhaba galnay Barnaamijka qaabka uu u hirgelay, waxa noo soo baxay Faa’iidooyin la taaban karro oo Horumar ku Sameeyey Qoraalka Ardayda(Enrollement Rate) , gaar ahaan Hablaha(Girls Participation in Education).

Faa’iidooyinkaasi waxa ka mid ah:-

  1. Ka fekerkii ardayga ee Keen Lacagta oo isbedelay oo joogsaday
  2. Ardaygii oo soo fahmaya Masuuliyadda Berito u qaadi doono iyo Go’aanka u gaadhaa sida u bedelayo Nolosha Bulshadda iyo Wadaniyadda.
  3. Dedaal badan oo Madaxda Dawladu, gaar ahaan Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ugu jirto Horumarinta Barnaamijkan.
  4. La jaanqaadka Adduunyadda ee Horumarinta Waxbarashadda loo dhan yahay ama Bilaashka ah(EFA)
  5. Distoorka Soomaaliland waxa ku cad in aan ogolnahay Heshiisyaddii iyo Qaraaraddii ay aduunyadda hore u soo gaadhay gaar ahaan(UN-Conventions) (AU Charter) iyo kuwii lagu gaadhay Dalka Gaana(Chana) ee ku saabsanaa horumarinta Qarnigan hadda lagu jiro(MDG) oo lagu heshiiyey in 2015ka Qof adduunyadda ku nool ku yar iyo ku weynba ay waxna qori karaan waxna akhriyi karaan.
  6. Maamulayaashii iyo Macalimiintii Dugsiyadda H/dhexe oo aad u dedaalaya oo muujiyey Wadiniyad, kana fekeraya in Ardayga ama Ilmaha isaga dartii u soo kalahay ee kharshka iyo hwshuba ku soo baxday uu Casharkiisii si fiican ugu gudbiyo oo aanu Hagran. Taasina waxay ina tusaysaa Wadaniyad iyo Iimaan buuxa.
  7. Shir kasta oo ka Socda Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare oo mar walba lagu soo qaadayo Horumarinta iyo Gunno siinta Macalimiinta, shaqaalaha hoose iyo Xaaladaha kale ee Dugsigga, si loo hergeliyo Barnaamijkan.

 F.G:Waxa aan Bulashadda Reer Soomaalilaand ka codsanaynaa in wixii kaalmo ay ku biirinayaan Barnaamijkan(FPE) ay ku Shubaan

ACC.NO:- 570 oo ka Furan Banggigga Dhexe ee Somaliland

Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories