HomeGolaha Wasiirrada Somaliland oo Golaha Wakiillada u gudbiyey Qoraal ay ku meel-marsanayaan...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Golaha Wakiillada u gudbiyey Qoraal ay ku meel-marsanayaan in Mushaharkooda loo laban-laabo

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 11 February, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa qoraal codsi ah u gudbisay Shirguddoonka Golaha wakiillada Somaliland kadib markii ay Golaha wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo shir ay Khamiistii todobaadkii hore iskugu yimaadeen ay ku mee-lmariyeen qoraalkaas.

Shirkii toddobaadkii hore ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyne-siilaanyo  ayaa lagu ansixiyey korodhka Mushaharka Wasiirrada iyo Gunooyin cusub oo ay isku kordhiyeen, waxaanay Go’aamiyeen in Mushaharka Wasiirrada laga dhigo Kun iyo Saddex Boqol oo Doollar, halka ay markii hore qaadan jireen Lix Boqol oo Doollar, waxaana arrintaas lagu baas-gareeyey shirkii u dambeeyey ee ay yeeshaan Golaha wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Ma jiro war rasmiya oo tafaasiil cad ka bixinaya korodhka ay Golaha wasiirrada ku sameeyeen Mushaharkooda iyo Gunooyin cusub oo ay ugu dareen Agaasimeyaasha guud ee Wasaarradaha dalka, taasoo la sheegay inay u gudbiyeen Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, hase yeeshee Ilo wareedyo madax-banaan oo ay Shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews arrintaas ka waraysatay ayaa tibaaxay in Qoraal ay Xukuumaddu u gudbisay Shirguddoonka Wakiillada, kaasoo ay shaaciyeen inuu ku saabsan yahay Korodhka ay Golaha wasiirradu ku sameeyeen Mushaharooyinkooda iyo Gunooyin ay ugu dareen Agaasimeyaasha guud ee Wasaarradaha dalka, taasoo ay sheegeen inuu  xaddigeedu dhan yahay Shan Boqol oo Doollar.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories