Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay 340 ka tirsan madax-dhaqameedka dalka iyo Ujeeddada kulankooda ee wakhtigan

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta hoolka Shirarka ee Xarunta Wasaaradaasi kulan...

Masuulka labaad ee ugu sarreeya Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Addis Ababa oo Dalka soo Gaadhay kana warramay ujeeddada socdaalkiisa

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)-Ku xigeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya Mr. Chris Allan, oo booqasho ku yimid Somaliland isla markaana shir jaraa’iid...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida oo xog-warran ka dhegaystay Ku-xigeenka Duqa Caasimadda

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)-Maayar ku xigeeenka Caasimada Hargaysa isla markaana ah ku-Simaha Duqa Caasimada Maxamed C.laahi Uurcade  ayaa Maanta Gudida joogtada ah ee...

Wasiirka Warfaafinta oo maanta dhagax-dhigay Dhismaha War-laliska Idaacadda weyn, sheegayna wakhtiga ay dalka imanayso

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta & wacyigelinta ee JSL Mudane Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade ayaa maanta Dhagax dhigay dhismaha la dhigi...

Qadiyada Sool Ugub Maaha Ee Waa Maxay Odhaahdan Dhiilada Ah Ee Somaliland Baa La Burburinayaa!

Waxa in dhawaydba qaar ka mid ah Warbaahinta iyo Siyaasiyiintu  soo tebinayeen afkaaro,  Dayro iyo qayladhaan xanbaarsan in Somaliland la burburinayo oo wax iska...

THE SOMALILAND INDEPENDENT SCHOLARS GROUP – New Year, New Challenges

15 January, 2012 Hargeisa, Somaliland I. Introduction On the 15th January the ISG members met at the SORADI office to discuss the prevalent situation in the...

Guddiga Cadaaladda Somaliland oo wax-ka-beddel, Magacaabis iyo Shaqo-ka-saaris ku sameeyey Qaar ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka

Hargeyga, 18 January, 2012 (SLpost)- Guddida cadaaladda Somaliland ayaa maanta shaaciyey Fulinta go’aamo ku aaddan wax ka beddel, magacaabis cusub iyo Shaqo ka saaris...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img