HomeWasiirka Warfaafinta oo maanta dhagax-dhigay Dhismaha War-laliska Idaacadda weyn, sheegayna wakhtiga ay...

Wasiirka Warfaafinta oo maanta dhagax-dhigay Dhismaha War-laliska Idaacadda weyn, sheegayna wakhtiga ay dalka imanayso

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 18 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta & wacyigelinta ee JSL Mudane Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade ayaa maanta Dhagax dhigay dhismaha la dhigi doono War-laliska idaacadda weyn ee  Cusub ee Radio Hargaysa.

Munaasibad kooban oo ka dhacday Goobta dhismahaasi laga bilaabayo oo ku taala xayndaabka  xarunta wasaaradda warfaafinta & wacyigelinta Gudaheeda ayaa waxaa ka hadlay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta & wacyigelinta faysal Cali Sheekh oo tilmaamay ahmiyada ay qaranka ugu fadhido idaacada weyn ee la filayo in dalka la keeno taas oo ay ku rajo weyn yihiin inay dhawaan dalka la keeno.

Wasiirka warfaafinta & wacyigelinta ee JSL  Mudane Axmed Cabdi Maxamuud Xaabsade oo dhagax dhigay Dhismahaasi Cusub ka hadlay  ayaa u sheegay in hirgelinta Idaacadda weyn ee dalka wada gaadhaysa ay qayb ka tahay qorshayaasha Xukuumaddu ku balan qaaday, isla markaana ay wasaarad ahaan ay u xilsaaran yahiin fulinta & ka midho dhalinta hawshaasi.

Wasiirku waxa uu Cadeeyay  in Idaacadda weyn  ay dalka Iman doonto dhamaadka bisha February waxaanu wasiirka warfaafintu u soo jeediyay hawl wadeenada wasaarada gaar ahaan waaxda farsamadu inay isu diyaariyaan sidii ay aqoontooda kor ugu sii qaadi lahaayeen .

Mudane Axmed Cabdi Xaabsade waxa uu xusay in idaacadan cusubi ay wax weyn ka tari doonto fidinta maamulka dawladeed iyo sidii ay bulshada Somaliland u heli lahayd wax ka ogaanshaha xaalada dalka maadaama idaacadan laga dhagaysan doono dalka guud ahaan iyo wadamada mandaqada.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories