HomeGuddiga Cadaaladda Somaliland oo wax-ka-beddel, Magacaabis iyo Shaqo-ka-saaris ku sameeyey Qaar ka...

Guddiga Cadaaladda Somaliland oo wax-ka-beddel, Magacaabis iyo Shaqo-ka-saaris ku sameeyey Qaar ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeyga, 18 January, 2012 (SLpost)- Guddida cadaaladda Somaliland ayaa maanta shaaciyey Fulinta go’aamo ku aaddan wax ka beddel, magacaabis cusub iyo Shaqo ka saaris lagu sameeyey qaar ka mid ah garsoorayaasha madaxkamadaha dalka.

Go’aankan oo wax lagaga qabanayo isla markaana dib loogu habaynta cadaaladda iyo Garsoorka dalka oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Guddiga cadaaladda dalka isla markaana ah Wasiirka Cadaaladda Md. Xuseen Axmed Caydiid ayaa u dhignaa sidan:

“Wasaaradda Cadaaladda ee JSL, iyadoo cuskanaysa Qodobka 106aad ee Dastuurka Qaranka Farqadiisa 1aad, kaasoo qeexaya inay Wasaaradda Cadaaaladdu u xilsaaran tahay Fulinta Go’aanada Guddiga Cadaaladda.

Sidaa darteed, waxaanu Halkan ku faafinaynaa Go’aanka Lanbarkiisu yahay MS/GGC/G-3/10/2012 ee 10/01/2012.

WAXAY GO’AAMISAY.

QOD.1aad: SHAQO KA-SAARID.

Waxaa Shaqadii Garsoorka laga saaray Garsoorahan hoos ku qoran:-

  1. Nuur Maxamed Ducaale, oo ahaa Garsoore Maxkamadda Degmada Boorame.

QODOBKA 2AAD:  BEDEL GARSOORE.

  1. Sh.Muuse Cukaashe Rayaale.Waxaa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Lughaya, waxaana loo bedelay Garsoore Maxkamada Degmada Boorame

QODOBKA 3AAD:  MAGACAABIS GARSOORAYAAL.

  1. Yaxye Cali Idiris, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamadda Gobolka Hargeysa.
  2. Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Hargeysa.
  3. Mustafe Cabdi Cali Ducaale, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Racfaanka Saaxil.
  4. Maxamed Axmed Faarax, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Berbera.
  5. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Gobolka Awdal.
  6. Sh.Axmed Daahir Bilaal, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Lughaya.
  7. Sh.Cali C/laahi Jaahuur, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Burco.
  8. Aadan Cali Xuseen, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Burco.
  9. Sh.Cabdi Xasan Cumar, waxaa loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Oodweyne.

10.Maxamed Xaaji Faarax Cabdi, waxaa loo Magacaabay Garsoore  

     Maxkamada Degmada Caynaba.

11.Jaamac Maxamed Ibraahim Xaraare, waxaa loo Magacaabay Garsoore

    Maxkamada Degmada Baligubadle

ALLAA MAHAD LEH.

 (Xuseen Axmed Caydiid)

WASIIRKA W/CADAALADDA & GARSOORKA

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Hargeyga, 18 January, 2012 (SLpost)- Guddida cadaaladda Somaliland ayaa maanta shaaciyey Fulinta go’aamo ku aaddan wax ka beddel, magacaabis cusub iyo Shaqo ka saaris lagu sameeyey qaar ka mid ah garsoorayaasha madaxkamadaha dalka.

Go’aankan oo wax lagaga qabanayo isla markaana dib loogu habaynta cadaaladda iyo Garsoorka dalka oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Guddiga cadaaladda dalka isla markaana ah Wasiirka Cadaaladda Md. Xuseen Axmed Caydiid ayaa u dhignaa sidan:

“Wasaaradda Cadaaladda ee JSL, iyadoo cuskanaysa Qodobka 106aad ee Dastuurka Qaranka Farqadiisa 1aad, kaasoo qeexaya inay Wasaaradda Cadaaaladdu u xilsaaran tahay Fulinta Go’aanada Guddiga Cadaaladda.

Sidaa darteed, waxaanu Halkan ku faafinaynaa Go’aanka Lanbarkiisu yahay MS/GGC/G-3/10/2012 ee 10/01/2012.

WAXAY GO’AAMISAY.

QOD.1aad: SHAQO KA-SAARID.

Waxaa Shaqadii Garsoorka laga saaray Garsoorahan hoos ku qoran:-

  1. Nuur Maxamed Ducaale, oo ahaa Garsoore Maxkamadda Degmada Boorame.

QODOBKA 2AAD:  BEDEL GARSOORE.

  1. Sh.Muuse Cukaashe Rayaale.Waxaa laga bedelay Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Lughaya, waxaana loo bedelay Garsoore Maxkamada Degmada Boorame

QODOBKA 3AAD:  MAGACAABIS GARSOORAYAAL.

  1. Yaxye Cali Idiris, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamadda Gobolka Hargeysa.

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Hargeysa.

  1. Mustafe Cabdi Cali Ducaale, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Racfaanka Saaxil.

  1. Maxamed Axmed Faarax, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Berbera.

  1. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Gobolka Awdal.

  1. Sh.Axmed Daahir Bilaal, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Lughaya.

  1. Sh.Cali C/laahi Jaahuur, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Burco.

  1. Aadan Cali Xuseen, waxaa loo Magacaabay Garsoore Maxkamada Degmada Burco.

  1. Sh.Cabdi Xasan Cumar, waxaa loo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Oodweyne.

10.Maxamed Xaaji Faarax Cabdi, waxaa loo Magacaabay Garsoore  

     Maxkamada Degmada Caynaba.

11.Jaamac Maxamed Ibraahim Xaraare, waxaa loo Magacaabay Garsoore

    Maxkamada Degmada Baligubadle

ALLAA         MAHAD           LEH.

(Xuseen Axmed Caydiid)

WASIIRKA W/CADAALADDA & GARSOORKA.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories