HomeShirkadda Isgaadhsiinta TELESOM Oo soo bandhigtay Adeeg Cusub Oo Lagu Magacaabo “ILA-MAQAL”

Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM Oo soo bandhigtay Adeeg Cusub Oo Lagu Magacaabo “ILA-MAQAL”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta TELESOM ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo la magac baxay ILA-MAQAL kaas dadka  u fududaynaya inay doortaan codka garaaciidda mobilka.

blankBandhig lagu daahfuray adeeggan oo lagu qabtay xarunta guud ee  Telesom ee Magaaladda Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiinta ugu sarsareysa Shirkadda.

Maamulaha qaybta horumarinta ganacsiga shirka Cabdisalaam Ismaaciil Nuur oo halkaa ka hadlay, ayaa waxa u si faahfaasan uga hadlay faa’idooyinka uu adeegani leeyahay, isaga oo halkaa ka akhtiyey warsaxaafadeed sharraxaad ka bixinaya wax-qabadka adeegga, kaas u dhigan sidan:

“Shirkadda Telesoma waxay ku caanbaxaday hal abuurnimo iyo in ay ku horeyso wakhti kastaba siddii bulshadda loogu soo bandhigi lahaa adeegyo casri ah , oo kaabaya horumarka nolosha.

blank waa shirkaddii ugu horeysay ee dalka keenta, adeega caanka ah ee ZAAD oo macaamiisheedda u suurta galiyay in ay macaamalaadke lacageed ku isticmaalaan moobilkoodda, wax kale oo ay shirkadda TELESOM ku suntan tahay in ay tahay shirkaddii ugu horeysay ee dalka keenta adeega Mobilka, Internetka, GPRS-ka, Adeegayadda Aqoon maal oo ka kooban warar,

Qamuus isugu turjumaya Somaliland iyo Englissh, Wikipedia, iyo Macluumaad badan oo faa’iido u leh bulshadda.

Haddaba kulankeenan manta wax aynu ku soo bandhigaynaa Adeeg kale oo casri ah oo xiiso badan isla markaana saamayn mug leh iyo isbadel ku yeelan doona isticmaalka mobile-da TELESOM.

Adeegan oo aanu ugu tala galney in macaamiishu kaga nastaan Codka macno daradda ah, ee Mobolka ee loo yaqaan (Ringing), kaas oo aanu ku badelnay codod faa’iido leh saameyna ku yeelanaya dhagaha macaamiisha.

Adeegan waxa aanu ugu wanqalnay “Ila Maqal” (Ringback tone): Waa adeeg dalka ku cusub oo muddadii uu tijaabadda ahaa xiisa galiyay macaamiisha, Adeegana waxa ku jirra dhawr cod oo kalla duwan

1.      Quraan

2.      Axaadiis.

3.      Nashiido

4.      Ducooyin

Mustaqabalka waxa lagu biirin doonaa barnaamijyo madadaalo iyo murti

soomaaliyeed sidda gabay, Maahamaahyo iyo xikmaddo aan xdashiin iyo

turxaan lahayn.

Sidda loo isticmaalo adeega illa maqal macaamiishu waxa ay garaacayaan Lambarka 118 ka dibna isaga ayaa ku hagaya”.

Si kastaba ha ahaatee adeegan ayaa ah mid wax weyn ka tari doona macaamiisha shirkadda Telesom.”

SOMALILANDPOST NEWS

HARGEYSA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories