HomeMadaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya iyo nuxurka...

Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada hadleen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku  qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. James Swan oo booqasho 2 maalmood ah ku yimid Somaliland.

Arrimaha ay ka wada hadleen waxa ka mid ah nabadgelyada guud ee geeska Afrika iyo saamaynta ay ku leeyihiin argagixisada iyo budhcadbadeedu.

blankWaxay kaloo ka wada hadleen xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Dawlada Maraykanka iyo Somaliland oo soo xoogaysanayay mudooyinkii dambe, iyo sidii loo kordhin lahaa iskaashiga.

Wuxuu Madaxweynuhu ka mahadceliyay taageerada ay dawladda Ingiriisku u fidiso Somaliland ee dhinacyada adeegyada bulshada iyo kor-u-qaadida ilaha dhaqaalaha oo Madaxweynuhu ku tilmaamay inay yihiin halbawlaha horumarka dalka.

Dhinaca kale Safiirka Dawlada Maraykanka ee Fadhigiisu yahay magaalada Nairobi Md. James Swan waxa uu tilmaamay in dawladiisu ay dhiiri-gelinayso horumarka la taaban karo ee ka taabo qaaday

Somaliland ee dhinacyada badan leh, wuxuuna sheegay in dawladiisu sii kordhin doonto wada shaqaynta iyo taakulaynta ay u fidiso Somaliland, iyada oo ka duulaysa siyaasada Maraykanka ee mandaqada ee laba geesoodka ah, oo u fasaxaysa Maraykanku intuu si toos ah ula shaqeeyo

Somaliland.

Inta uu safiirku wadanka ku sugan yahay waxa uu la kulmayaa masuuliyiin ka tirsan qaybaha kala gedisan ee wadanka, waxaana uu soo kormeeri doonaa mashaariicda ay maalgeliso dawlada Maraykanku ee ka socda.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories