Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Marwada Koowaad oo Machadka Faafinta Diinta Islaamka ka guddoontay Dhar iyo Kabo ay ugu Deeqeen Carruurta Xarunta Agoomaha Hargeysa

Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Marwada Kowaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-Weris), ayaa Deeq isugu jirta Dhar, Kabo iyo...

Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan

Akhristayaal, waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij waxbarasho oo ka hadlaya horumarka ay ku tallaabsatay wasaaradda Waxbarashada ee ay hoggaaminayo Marwo Samsam  Cabdi...

Mudaharaadyo Rabshado Wata oo ka socda Caasimadda Dalka Senegal iyo Madaxweynaha Dalkaas oo Shacabka ugu baaqay inay is-dejiyaan

Dakar, 28 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha dalka Senegal Mr. Cabdalle Wade ayaa maanta ugu baaqay dadweynaha dalkiisa in lays dajiyo  isla markaana la joojiyo...

Golaha Wakiillada oo maanta si adag uga dooday Qodobbada ku jira Ajandayaasha Kalfadhigooda oo muddo todobaad ah u qabsoomi waayey Kooram la’aan

Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Xildhibaanada Golaha wakiilada ee JSL ayaa maanta gudagalay doodda Ajandaha kalfadhiga 17-aad ee Golaha wakiilada oo ka kooban 10...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici oo la kulmay wefti ka socda Hay’ad Samo-fal oo Mashaariic biyo-soo-saarka ah dalka ka wada + SAWIRRO

Hargeysa, 28 January, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan...

Aqoonyahan ka soo jeeda Gobolka Buuhoodle oo qab-qablayaasha shirkii Taleex ku eedeeyay inay soo Qaateen Mashruuc Somaliland kala dhantaalaya

“Beesha Dhulbahante ka wayn lix nin oo cidina aanay dooran…Garaaddada ayaa beesha taladeeda lagu ogyahay”

Xisbiyadii Kulmiye iyo UDUB waxay u Xuubsiibteen inay kala Metelaan Labada Xsibi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Maraykanka

Tan iyo wixii ka danbeeyey markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystay talada dalka Somaliland, waxa dhacaysay in la is barbardhigo hababkii maamul iyo go’aansho...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img