HomeMadaxweyne iyada oo ay Awoodaada Tahay Magacaabista iyo Bedelaada Masuuliyiinta Hay'adaha Xukuumadu...

Madaxweyne iyada oo ay Awoodaada Tahay Magacaabista iyo Bedelaada Masuuliyiinta Hay’adaha Xukuumadu Hadana Waa lagama Maarmaan In Aad Dhinacyo Badan Ka Eegto Xilalka Qaarkood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sida aynu ka warqabno Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu Xilkii ka qaaday Maalinka hor Taliyihii Sirdoonka Qaranka, Maxamed Nuur Isagoo Bedelkiisa U magacaabay Jaamac Bootaan oo kamid ahaa Saraakiisha aan Akadeemiga ahayn ee Ciidanka Qaranka (Xooga) Gaar ahaan Qaybta Aaga Bari ee Fadhigoodi yahay Gobolka Togdheer, sidoo kale waxa Bedelka Taliyaha Sirdoonka ka horeeyey oo isagana uu Bedelay Madaxweynuhu Taliyihii Ciidanka Qaranka Nuux Taani kaas oo Bedelkiisa uu u Magacaabay Maxamed Xasan Jidhif, intaas uun kuma eka isbedelada uu Madaxweynuhu ku sameeyey Haydaha sida Gaarka ah ay u khuseeyaan Arimaha Aminiga Dalku ee waxa kaloo jirta In uu dhawaan is casilay Wasiirkii Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose isla markaana uu Madaxweyne Siilaanyo Buuxintii Xilkaas u Magacaabay Maxamed |Nuur Caraale Duur oo Runtii kartidiisa aanan waxba ka sheegayn laakiinse marka laga hadlayo Masuuliyada Wasaardda Arimaha Gudaha oo iyadu Masuul ka ah qaybta ugu Balaadhan ee Arimaha Nabadgelyada Dalka aan odhan karayo Duur mudo uu ku hanankaro masuuliyada ka saran aminiga muu fadhiyin kursiga iyadoo ay u wehelinayso Isbedelkii uu Madaxweynuhu ku sameeyay Taliyaha Booliiska oo aynu ognahay in uu Bedelay Cilmi Rooble Fure isaga oo aan ku loxos bixin Xilkii uu hore Madaxweynuhu ugu Magacaabay ee Booliska.

Haddaba aniga oo is bidaya in aan kamid ahay shaqsiyaadka aqoonta iyo waayo aragnimada dheer u leh arimaha Amniga ee Mandaqada Geeska markaan ka shidaal qaato isbedelada is daba jooga ah ee Masuuliyiinta Haydaha Amniga ee Madaxweynahu Sameeyay mudada Kooban aniga oo ogsoon in Madaxweynhuhu Awood sharci u leeyahay Magacaabista iyo Xilka qaadistaba ayaa waxaan leeyahay Madaxweyne waxa haboonayd in aad wax badan eegtid si aan xagal daac ugu iman Howlaha qaranka oo ay halbowle u tahay Nabadgelyadu iyadoo lagu jiro xili xaasaasi ah dalkana ay jiraan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo saamayn iyo culays nabadgelyo intaba leh.

Qore: Khadar Cabdi Cabdillaahi

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories