Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Odoyaal Dowladda Ku Dhaliilay Inay Ka Gaabisay Badbaadintii Gadhii Uu Qofku Ku Dhintay Caaqilkuna Ku Dhaawacmay Ee Xalay Daadku Qaaday

Hargeysa (SLpost)- Caaqil Axmed Maxamed Cumar iyo oday Cabdi Axmed Cismaan (Kinaal), ayaa dowladda ku edeeyey inaan gurmadkii loo baahnaa loo fidin gadhigii uu...

Sucuudiga oo boqolaal dadka jidadka ka dawarsada ah xidh xidhay

Boqortooyada Sucuudiga aya boqolaal dadka jidadka ka dawarsada ah xabsiga u taxaabay, ka dib markii dadkaasi sida la sheegay, ujeedada ay dariiqyada uga tuugsanayaan...

Rumaanka waxa uu la dagaalamaa xaydha caloosha ku samaysanta

Cilmi baadhis cusub oo dhawaan kooxaha culuunta caafimaadku sameeyeen ayaa daaha ka rogtay faa’iidada geed dhulkeena aad uga baxaa u leeyahay caloosha iyo jidhka...

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo sheegay inaanay Somaliland ku deg-degi doonin tallaabada la gudboon, jawaabna looga fadhiyo Puntland

Hargaysa (SLpost) – Wasiirka Gaashaan-dhigga Somaliland ayaa eedayn kulul iyo hanjabaad u jeediyay maamul-goboleedka Puntland ee Af-duubka iyo waxyeellaynta wax-shinimada leh u geystay masuuliyiin...

Somaliland oo Caddaysay mawqifkeeda ku aaddan ka qayb-qaadashada Abaaraha Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caddaysay mawqifkeeda ku wajahan kaalinta ay ka qaadanayso gurmadka loogu jiro shacbiga abaaruhu halakeeyeen ee waddanka Soomaaliya ee aynu...

Qurbe-Joog iyo Qodaal-Joog: Xogwaran si mugleh u iftiimiyay cadawga maamul wanaagga

Waxa lawada dareemayaa in aay wax khaldanyihiin  waxaynu kawada dharagsanahaycadaaladdarada iyo maamulxumada baahsan markale waxan waayo aragnimo kakorodhsanay talaabooyinkii ay qaadeen xukuumadihii hore talaabooyinkaa...

Gabiley: Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha Wakiillada oo kulan xog-ogaal u noqosho ah la yeeshay Cuqaasha Gobolka

Gabiley (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kormeer hawleed oo ay ugu kuur galayaan xaaladaha kala duwan ee dhinacyada nolosha iyo horumarka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img