HomeSomaliland oo Caddaysay mawqifkeeda ku aaddan ka qayb-qaadashada Abaaraha Soomaaliya

Somaliland oo Caddaysay mawqifkeeda ku aaddan ka qayb-qaadashada Abaaraha Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caddaysay mawqifkeeda ku wajahan kaalinta ay ka qaadanayso gurmadka loogu jiro shacbiga abaaruhu halakeeyeen ee waddanka Soomaaliya ee aynu dariska nahay.

War-murtiyeed ka soo baxay kulankii maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa lagu sheegay qodobbo dhawr ah oo khuseeya kaalinta Somaliland ee ka qayb-qaadashada gurmada abaaraha Soomaaliya.

Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada Somaliland oo lagu sookoobay nuxurka war-murtiyeedka shirka Golaha Wasiirrada ka soo baxay ayaa isaga oo dhammaystiran u dhignaa sidan:

“Fadhigii Caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada JSL, oo uu gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dood dheer ka dib  lagu go’aamiyey:-

1.         In ay Somaliland diyaar u tahay Gurmadka Caalamiga ah ee loo fidinayo dadka ay bara kiciyeen abbaaruhu ee mandaqada geeska Africa siiba Soomaaliya.

2.      Sidoo kale Waxa la magaacay Guddi Heer Qaran ah oo ka soo tala bixinaysa  kaalinta Gurmadka ee Somaliland, iyo sidii Qaadhaan loogu heli lahaa dadka ku tabaalaysan soomaaliya.

3.      Iyo In Cidallaale cidii taakulo u sida Dadka ku macaluullaya soomaaliya loo fasaxay Dekeda Berbera isticmaalkeeda loona soo marin karo Dadkaa Macaluushu saamaysay iyo in ay Somaliland uga sii gudbin karaan Cuntada ay u sidaan Soomaaliya.

Xubnaha Guddida oo Dhan 7 Xubnood waxa ay kala yihiin sidan :-

1.         Wasiirka Wasaaradda Maaliyada,  Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

2.      Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga,  Mudane, Axmed X. Cali Cadami

3.      Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Cabdirisaaq Khaliif Axmed

4.      Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta, Sh. Khaliif Cabdilaahi Axmed

5.      Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debeda , Dr. Mrashiid Sh. Xasan

6.      Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Nimco Xuseen Qawdhan

7.       Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha guud iyo Guryeynta. Cali Cabdi Saayiq”

 ALLAA      MAHAD        LEH

 Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories