Maleeshiyo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland oo masuuliyiin Somaliland ka tirsan ka qafaashay degmada Taleex
Taleex (SLpost)- Maleeshiyada maamul-goboleedka Puntland ayaa shalay jid-gooyo u galay, isla markaana khasaare kala duwan gaadhsiiyey Wefti ka socday dawladda Somaliland oo uu Hoggaaminayay...
Madaxtooyada oo sababaysay dib-u-dhaca ku yimi Safarkii Madaxweynaha ee Shiinaha oo haatan dhowr maalmood ku sugan Addis Ababa
Addis Ababa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa dib-u-dhaca iyo habsanka ku yimi wakhtigii loogu qorsheeyey in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu hoggaaminayaa...
Xukuumadda oo maamul-goboleedka Puntland shuruud la’aan kaga dalbatay inay ku sii daayaan masuuliyiinta u af-duuban
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa hanjabaad iyo digniin u jeediyey Maamul-gobolleedka Puntland oo shalay si lama filaan ah u weeraray Wefti...
Berbera: Khasaaraha askar bam-gacmeed lagu weeraray
Berbera (SLpost)-Shan Askari oo ka tirsan Ciidammada Booliska magaalada Berbera ayaa dhaawacyo soo gaadheen, kadib markii Askartaas oo hawlgal ku jiray shalay ay Bambo...
Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli-tir la’aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo Guuxa Shacabka Gobalka Saaxil
Waxay Qormadan Ku Qaadaa Dhiganaa Badhitaan qoto Dheer aanu ku Samaynay Gobalka Saaxil Cadaalad Darada Gumuurtay Dulhoganaysa Dheeli Tirla,aanta Maamul Qaybsiga Gobalka Saaxil Iyo...
Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradan Yurub oo soo-maaya 19 Sacadood oo xidhiidh noqday
..19 sacadood ,isla markaana qoraxdu ay aad kulushahay ,waqtiguna uu badanyahey ..laga rabo in 5 sacadood gudahood ay Afurka, taraawiixda iyo saxuurtaba ku sameeyaan.... 12 sacadood...
Qalinka Aqoonyahanka
Tabashadii reer gabiley ee raadka togan reebtay.
Maqaal xiiso badan oo murti xambaarsan Qurba joogiyo qodaal jooguba Laba weeyi qiraala Inay qayb ka yihiin Qarankan maanta aan joogno Qormo ay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

