Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiirka Arrimaha Gudaha u magacaabay Mid ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xilkii Wasiirka Arrimaha Gudaha u magacaabay mid ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ka dib markii uu iska...
Wasiirka Xannaanada Xoolaha oo sababeeyay dib-u-dhaca horumak gobolka Sanaag kana hadlay Xalka laga gaadhay laba beelood oo Dhexdhexaadin u socotay
argeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa sheegay in waddo xumaddu ay la hadhay Gobolka Sanaag oo uu...
Ciidamada Ammaanka Somaliland oo ku guulaystay Fashilinta hawl-gal Argagixiso oo Caasimadda laga Fulin Rabay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa gacanta ku dhigay dhowr qof oo sida la sheegay damacsanaa inay falal amni-darro ka fuliyaan caasimadda Hargeysa, gaar...
Culimada Somaliland oo Shacabka u soo bandhigay Faa’idada leedahay Taakulaynta Dadka Tabaalaysan
Hargeysa (SLpost) – Culimmada waaweyn ee Somaliland ee loo xil-saaray taakulada dadka ay abaarahu saameeyeen ee Soomaaliya ayaa ummadda islaamka ah, gaar ahaan dadka...
Hoggaamiyaha Al-shabaab oo gargaarka loo fidinayo Abaaraha Soomaaliya ku tilmaamay mid siyaasadaysan
Muqdisho (SLpost) - Hoggaamiyaha guud ee kooxda Al-shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abu-Zubeyr) oo magaciisa saxda ahi yahay Axmed Cabdi Godani oo cajalad maqal ah...
Mucaaradka Liibya oo Sheegay halka uu Gaddafi ku sugan yahay Wakhti ay Go’doon ku jirto magaalada uu ku dhashay ee Sirte
Tripoli (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Libya ayaa shaaca ka qaaday inay kalsooni ka qabaan qabashada Kornayl Qadaafi oo dhuumasho ku jira tan iyo intii uu...
Cali Waran-cadde oo meeshaka saaray Tuhunnadii laga qabay una jawaabay Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Cali Maxamed Warrancade ayaa ka cudur-daartay qabashada jagada Wasiirka Daakhiliga oo uu dhawaan iska casilay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

