HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Wasiirka Arrimaha Gudaha u magacaabay Mid ka mid ah...

Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiirka Arrimaha Gudaha u magacaabay Mid ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xilkii
Wasiirka Arrimaha Gudaha u magacaabay mid ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ka dib markii uu iska casilay wasiirkii hore ee wasaaradda Dr. Gabboose.

Warsaxaafadeed kooban oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignaa sidan:

“Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxAa uu Xeer Madaxweyne oo uu Numberkiisu yahay  0169/092011 ku Magacaabay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee JSL .

Madaxaweynuhu:

Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu Tixgeliyey:                    Ahmiyadda wayn ee ay Wasaaradu u leedahay  Dalka iyo Dhismaha Qaranka,

Markuu Arkay:                          In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL,

Markuu Ka Fiirsaday:                Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo,

Markuu ku Qancay:                   In uu hanan karo xilkan loo magacaabay.

Wuxuu go’aansaday

In Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL.

Cabdillaahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Magacaabista iyo Buuxinta jagada ka bannaanayd wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Madaxweyne Siilanyo ku qaadatay muddo isla markaana dhowr nin oo lala xidhiidhinayay buuxinta Jagadan hore ay suuqa jireen, balse xubintan baarlamanka ee loo magacaabay ayaan ka mid ahayn xubnihii marna lagu soo hadal-qaaday goobaha lagu qaadaa-dhigo falaqaynta siyaasadda Dalka.

 Somalilandpost.net

somalilandpost08@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories