Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Midowga Yurub oo Cunaqabaytay ku soo Rogaya Suuriya iyo Xasuuqa dadka oo sii kordhaya

Dimishiq, (SLpost)- Sida kooxaha xidhiidhka mucaaridka dalka Suuriya iyo dadka u dhaq dhaqaaqa xuquuqda aadamaha ee ku sugan dalkaasi cadeeyeen, 22-qof ayaa ku dhintay...

Wasiir Geel-jire oo si adag u difaacay Lacagta loo ururinayo Dadka Macaluushu ku hayso Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-Jire), ayaa sheegay inay daruuri tahay in loo gurmado walaalaheena ku...

Kulan lagu dhiirrigelinayo Qaadhaan ururinta Deked laga dhisayo Lughaya oo lagu qabtay Boorame

Boorame (SLpost)- Kulan lagu lafo gurayay sidii ay qurba joogta gobolada Awdal iyo Salal ee Somaliland u sii laban laabi lahaayeen qaadhaankii loo ururinayay...

Gobolka Gabiley : Falanqeynta Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Aragtida ay Ka Dhiibteen Dadweynuhu

Gabiley (SLpost)- Dadweynaha kunool Guud ahaanba Gobolka Gabiley, ayaa Magacaabistii Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha loogu magacaabay Xoghayihii Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Mudane...

Urur-siyaasadeedyo Cusub: Geeddi Hore Leh! Qaybtii 1aad

Waxa mar kale loo xadhko-xidhay abaabulka, aloosidda, isku dubbaridka iyo qaban-qaabada urur-siyaasadeedyo cusub oo u tartami doona hanashada iyo ka mid noqoshada saddexda xisbi...

Doodda xisbiga UCID? Su’aalo Culculus oo ku socda Guddomiye Eng. Faysal Cali Waraabe?

Salaanta Islaamka kedib, waxaan u mahadnaqayaa horjoogayaasha mareegaha ummadda u fududeeya doodaha iyo aragtiyaha ay isweydaarsanayaan. Waar mandiqu ha shaqeeyo, wax la isku haystaana ma...

Dagaal khasaare dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo ka dhacay Gaalkacayo iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (SLpost) – Dagaal xooggan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa manta gelinkii hore ka qarxay magaalada Galkacayo, iyada oo dagaalkani...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img