HomeCiidamada Ammaanka Somaliland oo ku guulaystay Fashilinta hawl-gal Argagixiso oo Caasimadda laga...

Ciidamada Ammaanka Somaliland oo ku guulaystay Fashilinta hawl-gal Argagixiso oo Caasimadda laga Fulin Rabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)- Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa gacanta ku dhigay dhowr qof oo sida la sheegay damacsanaa inay falal amni-darro ka fuliyaan caasimadda Hargeysa, gaar ahaan Masjid Al-Jaaamica Weyn ee Hargeysa maalintii Ciida-Fidriga.

Warkan oo ay maanta qortay jariiradda madaxa Bannaan ee Jamhuuriya, waxa uu sheegayaa in raggani damacsanaayeen inay qaraxyo ka fuliyaan Masjid Al-Jaamica Hargeysa maalintii Ciidda oo Madaxda Dalka oo Madaxweynuhu ugu horreeyaa ku tukanayeen.

Warkani waxa uu intaas ku daray in tirada nimankani ahaayeen afar balse gacanta lagu dhigay saddex ka mid ah halka kii afraadna la la’yahay, waxaana la sheegay in gacanta lagu dhigay saddexda nin waxyar ka hor intii aanu madaxweynuhu iman, waxaanay wakhtigaas ku sugnaayeen dhinac Woqooyi ee Masaajidka ee ah Albaabka uu Madaxweynuhu ka galay.

Ciidamada amnia ayaa laga soo xigtay in raggani ay yool u ahaayeen booliska isla markaana muddo badan dhaqdhaqaaqooda lala socday, waxaana la sheegay in nimanka la hayaa ay ka yimaaddeen dhanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho isla markaana ay damacsanaayeen inay fuliyaan falalka waxshinimada leh ee lagu yaqaano kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya gobolladeeda Koonfurta ka talisa.

Somalilandpost.net

somalilandpost08@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories